DEG-DEG:-NIn Goordhow Lagudilay Muqdisho

Muqdisho  | QOL | June 06, 2017 —Nin  hubeesnaa ayaa Maanta Isgoyska Sanca ee degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir gaar ahaan Sarta dheer waxa uu ku dilay Nin Timo jare ahaa.

Ninka la dilay ayaa loogu  tagay goobtiisa Shaqo,iyadoo intaas kadib la toogtay,sida ay Qaranimo.com  u sheegeen dad Goobjoogayaal ahaa.

Macada sababta  Ninkaasi loo dilay balse dilka ka hor ayaa la sheegay in Ninkaasi ay wada murmeen mudo daqiiqado ah taas oo keentay in markii dambe Ninkii timo jara ahaa la dilo.

Wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in Ninkii  dilay Ninka timo jara ahaa uu xoogaa khilaaf ka dhaxeeyay.

 

 

 

Wixii ku soo kordha kala socda Qaranimo.com

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *