Dagaal markale dib ugu qarxay degmada Guriceel
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Dagaalka oo aad u culus una dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac...
Khasaaraha ka dhashay dagaalka Guriceel oo kordhay
Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka Degmada Guriceel...
Rooble oo ergayga UNHCR u qaabilsan Geeska kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay
Axadi: October 24, 2021 . Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka...
Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo gargaar gaarsiisay dadka abaaruhu saameeyeen
Axadi: October 24, 2021 Ayada oo degaanada jublanad ay ku dhufteen Abaaro Sameeyey Dadka iyo duunyada isla markaana...
Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay Qarixii ka dhacay Magaalada Kampala
Axadi: October 24, 2021 Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda dalkaasi...
Madaxweynihiii hore Xasan shekh oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Guriceel
Axadi: October 24, 2021 Madaxweynihii Hore Somaliya Xasan sheikh maxamuud ayaa soo saaray baaq ku aadan Colaada ka...
Maleeshiyadka Ahlusunna o iskaga baxay Duleedka Guriceel kadib 2 saac la siiyay in dhaawacooda ku qaataan.
Axadi: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in xabad joojin lagu dhawaaqay si dhaawacyada...
Madaafiic ku dhacday Isbitaalka Istarliin ee degmadda Guriceel iyo Qasaare ka dhashay
Axadi: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in Madaafiic ay ku dhacday Isbitaalka Istarliin...
Taliyihii Garoonka Dhuusamareeb ee Ciidanka Nabadsugida oo saakay ku dhintay Guriceel.
Axadi: October 24, 2021 Dagaal kooban ayaa saakay mar kale Ciidanka dowladda Federaalka, kuwa Maamulka Galmudug iyo Ciidanka...
Dibad baxyo is ka soo horjeeda oo ka socda dalka Hangari.
Axadi: October 24, 2021 Kumanaan ka mid ah taageerayaasha mucaaradka ee Hungary ayaa abaabulay mudaaharaad ballaaran oo ka...