Maleeshiyadka TPLF oo sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah Dessie ee gobolka Amhara ee dalkaasi Ethiopia.
Sabti: October 30, 2021 Ciidamada Jabhadda TPLF ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay qabsadeen magaalada istiraatiijiga ah...
Heesta fanaanada Nimco Happy oo noqotay mida loogu hadal haynta badanyahay internet-ka
Sabti: October 30, 2021 Waxaa todobaadyadii la soo dhaafay qabsaday Baraha Bulshada hees ay ku luuqayso fannaanadda Nimco...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo Gaari kula qarxay deegaanka Qeycad.
Sabti: October 30, 2021 Wararka ka imaanaya duleedka deegaanka Qeycad ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in ugu yaraan...
Galmudug oo Bilaawaday dib u soo celinta dadkii ka barakacay Guriceel.
Sabti: October 30, 2021 Maamulka Galmudug ayaa wada dadaallo ay ku doonayaan in magaalada Guriceel ay dib ugu...
Doorashada baarlamaanka Japan oo loo dareerayo iyo cabsi soo wajahday xisbiga tallada haya
Sabti: October 30, 2021 Codbixiyayaasha Japan ayaa u dareeri doona goobaha codbixinta maalinta Axadda iyadoo xisbiga Ra’iisul Wasaaraha...
Madaxweyne Deni oo maanta furaya kal-fadhiga 49-aad ee baarlamanka Puntland
Sabti: October 30, 2021 Kal-fadhiga 49-aad ee Baarlamanka Puntland ayaa maanta oo Sabti ah furmaya kadib dib u...
Al-Shabaab oo Saakay weerar madaafiic ku qaaday Saldhig Ciidamada Dowlad Goboleedka Puntland
Sabti: October 30, 2021 Al-Shabaab ayaa waxaa la sheegay inay Saaka weerar madaafiic ah ku qaadeen Saldhig Ciidamada...
Magaca cusub ee Facebook oo loo fasiray “dhimasho”
Sabti: October 30, 2021 Hadalkii ka soo yeeray shirkadda Facebook ee ahaa in magaceeda ay u beddeleyso Meta...
Dowladda oo war ka soo saartay Soomaali lagu xiray dalka Zambia
Sabti: October 30, 2021 Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliya ayaa war kasoo saartat xarig safmar ah oo loo geystay...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ooo Qaabilay Ururada Haweenka Gobolka Bakool
Sabti: October 30, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada...