Agaasimayaasha waaxyaha Dowlada dhexe iyo Dowlada Goboleedyada oo hay’adda UNDP Tababar u furtay
Isniin: November 1, 2021 Agaasimayaasha waaxyaha Maamulka iyo Maaliyadda,Qorshaynta iyo Tababarada iyo Arrimaha Bulshada iyo Dhaqanka ee Wasaarada...
Korneel C/llaahi oo ka tirsanaa NISA oo sheegay in NISA ay keensatay Qalab qal qal galinaya Doorashada
Isniin: November 1, 2021 Korneel C/llaahi Cali Macow oo ka tirsan Saraakiishii hore ee NISA ayaa shaaciyey in...
Mucaaradka Ethiopia oo guulo sheegtay iyo Abiy oo baaq diray
Isniin: November 1, 2021 Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa...
Xisbiga talada Japan haya oo mar kale ku guulaystay doorashadii shalay dalkaas ka dhacday.
Isniin: November 1, 2021 R/wasaaraha dalka Japan Fuumiyo Kishida ayaa sheegtay inuu guul ka gaaray doorashadii guud ee...
Erdogan oo baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee cimilada adduunka oo ka dhacaya UK
Isniin: November 1, 2021 Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta baajiyey ka qeybgalkiisa shirka COP26 ee cimilada...
Xildhibaanada reer Uganda oo aan qaadan tallaalka cudurka Corona oo loo ogolaan doonin inay galaan dhismaha baarlamaanka
Isniin: November 1, 2021 Xildhibaanada reer Uganda ee aanan qaadanin tallaalka ka hortagga cudurka Corona ayaanan loo ogolaan...
Kismaayo oo laga dhisayo Wadooyin muhiim ah iyo horumarinta waddo cusub oo la bilaabay.
Isniin: November 1, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maamulka Dowladda Hoose ee magaalada Kismaayo...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Millateriga Soomaaliya oo gaaray Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaaray wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo Taliyaha Guutada...
Deni oo Hay’adda FOA kala hadlay kordhinta taageerada arrimaha Beeraha & Xoolaha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO...
Madaxweynaha Somaliland oo sameeyay xilka qaadis & Magacaabis
Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Wareegtooyin Madaxweyne Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ugu sameeyey qaar ka...