Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Qoraa abaal-marin qaali ah kaga guuleystay gabar Soomaaliyeed oo la tartameysay

Khamiis: November 4, 2021 Qoraaga u dhashay dalka Koonfur Afrika Damon Galgut ayaa ku guulaystay abaal-marinta qaaliga ah...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay eedeymaha uga yimid xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji

Khamiis: November 4, 2021 xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji  ayaa eedayn u jeediyay saacadihii la soo dhaafay Madaxtooyada soomaaliya...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Gabdho kamid noqday Ciidamada Haramcad oo tababar loo soo xiray iyo Saraakiil darajooyin loo xiray

Khamiis: November 4, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Tababar u Soo Xiray gabdho...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska oo gaaray magaalada Addis Ababa

Khamiis: November 4, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Itobiya ayaa sheegaya in ay halkaas ka jirto xaalad adag...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha militariga Kenya oo si kulul uga hadlay go’aankii maxkamada ICJ ee badda Soomaaliya

Khamiis: November 4, 2021 Taliyaha militariga dalka Kenya Janaraal Robert Kariuki Kibochi ayaa sheegay in guulo la taaban...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo amartay inuu dalka ka baxo ku-xigeenka ergeyga Midowga Afrika

Khamiis: November 4, 2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay dowladda, kadib diyaaraddii ku gubatay Doolow

Khamiis: November 4, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey diyaaraddii shalay ku gubatay garoonka...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Sacuudiga iyo Imaaraadka oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan afgambiga Sudan

Khamiis: November 4, 2021 Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta oo xiriir dhow la leh militariga Sudan ayaa ku...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Pakistan: wax ka ogow sirdoonka Pakistan iyo sida uu shaqeeyo

Khamiis: November 4, 2021 1-dii Maarso 2003, labaataneeyo ka tirsan hay’addii sirdoon ee ugu horreysay Pakistan, Inter-Services Intelligence...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Minneapolis oo ka badbaaday afti lagu kala diri lahaa

Khamiis: November 4, 2021 Dadweynaha magaalada Minneapolis ayaa codbixintii Talaadada u codeeyay in Waaxda Booliiska ee Minneapolis (MPD)...
QOL ContributorNov 4, 2021Nov 4, 2021
Read More
965966967968969