Simon Mulongo” “aad ayaan ula yaabay ceyrinta sababtoo ah waxaan ogahay inaan sameyn wax khalad ah
Simon Mulongo oo ahaa Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ayaa ka hadlay go’aankii dawlada...
SAWIRO: Booliska Boosaaso oo gacanta ku dhigay kooxo dhac u geysanayay Shacabka
Laamaha Amniga Magaalada Bosaaso ayaa dhalinyaro ku soo qab qabtay dhaca Mobilada, oo Muddooyinkii La soo dhaafay Cabasho...
Ilmo labo bilood jira oo qoys reer Afghanistan ka lumay xilli ay ka baxsanaayeen Taalibaan
Ilmo yar oo laba bilood jir ah oo reer Afgaanistaan ah ayaa weli la’yahay in ka badan labo...
DegDeg: Guddoomiyaha guddiga Doorashadda heer Federal oo xilka laga qaadayo
Sabti: November 6, 2021 Guddiga Doorashadda heer Federal ayaa hadda kulan aan caadi aheyn waxay ku leeyihiin Air...
waxgaradka Habar-jeclo oo sheegay in ay Dacwad ka yihiin Wasiirka Warfaafinta Dubbe
Sabti: November 6, 2021 Xili ay wali socdaan loolanka Golaha shacabka oo lagu wado in la soo doorto...
Xukun lagu riday dad ka shaqeynayay ka ganacsiga maandooriyaha
Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo masuuliyiin kale ayaa ka qaybgalay xukun ay maxkamadda darajada koowaad ee Mudug ay ku...
Soomaaliya iyo Masar oo ka wadahadlay iskaashiga labada dhinac
Safiirka Soomaaliya ee Qaahira ahna wakiilka joogtada ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Ilyaas Sheekh Cumar ayaa maanta...
Dad ku dhintay qarax miino oo ka dhacay Duleedka Muqdisho Muqdisho
Sabti: November 6, 2021 Ugu yaraan labo qof oo rayida ayaa ku dhintay, mid kalena wuu ku dhaawacmay...
Wiilka uu dhalay madaxweynaha UgandaYoweri Museveni oo taageero u muujiyay jabhadda TPLF
Sabti: November 6, 2021 Wiilka uu dhalay madaxweynaha UgandaYoweri Museveni ayaa taageero u muujiyay jabhadda TPLF ee hadda...
Germany: 3 Qof oo lagu Dhaawacay Weerar Mindi loo Adeegsaday
Sabti: November 6, 2021 Saddex qof ayaa Sabtida maanta ah ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka...