Madaxweynayaasha Turkiga iyo Soomaaliya oo kawada hadlay Xiisadda Itoobiya iyo Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa meel cad ka istaagtay qadiyadda muranka badda ee Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaana ay sheegtay in...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo golaha shacabka horgeeyay Hindise sharciyeedka Ilaalinta Iyo Taakulaynta Barakacayaasha
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya XFS mudane Axmed Macalin...
Soomaaliya ma ka mid tahay dalalka aan looga baahneyn dal-ku-galka Kenya
Ka dib markii uu ku dhawaaqay Madaxweyne William Ruto in Kenya ay joojin doonto shuruudihii dal kugalka ee...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka 8-aad ee Golaha Shacabka
Muqdisho-(SONNA)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyay kalfdhiga...
Qaramada Midoobe Dagaalka Gaza waa inuu dhammaadaa
Madaxa arrimaha gargaarka ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa sheegay in saddex bilood oo Israel ay weerar ku...
Guddiga Arrimaha Dibada ee golaha shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Madaxda Wasaaradda Arrimaha Dibadda
Muqdisho – Guddiga Arrimaha Dibadda Iskaashiga Caalamiga ee Golaha Shacabka BJFS ayaa xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa...
Odayaasha Dhaqanka Seylac oo Si Adag Uga Falceliyay Heshiiska Lagu Bixiyay Badda
Odayaasha Dhaqanka magaalada Saylac oo la hadlay warabahinta ayaa si adag uga hadlay in Muuse Biixi usan bixin...
Shacabka Reer Burco oo ka soo horjeestay Heshiiska Badda ee Somaliland iyo Itoobiya
Shacab isugu jira Odayaal, Dhalinyaro iyo Dumar Kumannaan shacab ah oo ka careysan damaca dowladda Ethiopia ee Badda...
Muxuu yahay Markabka cusub ee lagu afduubtay xeebaha Eyl ee ciidamada dalkii laga lahaa iyo burcaddu ay is-farasaareen
Markab nooca xamuulka qaada oo lagu magacaabo ‘MV LILA NORFOLK’ oo uu ka babanaya calanka dalka Liberia ayaa...
Safiiradda Jaamacadda Carabta u fadhiya Kenya oo shir ka yeeashay damaca Itoobya ee badda Soomaaliya
Nairobi – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ka qeyb galay shir aan caadi aheyn kaas...