Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay hoggaamiye shabakad ku caan ah ka ganacsiga Khamriga.

Isniin: November 8, 2021 Ciidanka Booliiska Gobolka Mudug ee dowladda Puntland oo xalay hawlgal qorshaysan ka fuliyay xaafadda...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Khadiijo Maxamed Diiriye “ Hadda kadib waxaan ku daya doonaa madaxweynaha Mareykanka Joe Biden

Isniin: November 8, 2021 Wasiirka gargaarka Soomaaliya Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa dowladda Madaxweyne Farmaajo ku amaantay inay...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Abdulrazak Gurnah: Ninka ku guulaystay abaalmarinta caalamiga ah dalkiisa se aan laga aqoon

Isniin: November 8, 2021 Cabdulrazak Gurnah oo ku dhashay Zanzibar ayaa noqday qoraaga loogu hadal heynta badan yahay...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb oo kala waregay waxgaradka beesha Beesha Celi ee Duduble deeq xoolo ah

Isniin: November 8, 2021 Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed”Geedaqorow ayaa wareegay waxgaradka...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra”isul Wasaare Rooble oo la Kulmay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya

Isniin: November 8, 2021 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Macalin maxamuud “Xalku waa in la wada fariisto oo qof walba xaqiisa laga hadlo. Haddii wadahadal nalala gali waayo wan dagaalamaynaa.

Isniin: November 8, 2021 Guddoomiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarah, ayaa arrimo...
QOL ContributorNov 8, 2021Nov 8, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Suudaan oo kala eryay dad dibadbaxyo ka dhigayay Khartuum

Axad: November 7, 2021 Booliiska dalka Suudaan ayaa u isticmaalay sunta dadka ka ilmaysiisa dibadbaxayaal dimuqraadi doon ah...
QOL ContributorNov 7, 2021Nov 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo Dhuusamareeb ka daah-furay hanaanka adeeg daadejinta Galmudug

Axad: November 7, 2021 Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka daah-furka hanaanka...
QOL ContributorNov 7, 2021Nov 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya oo la kulmay Ergeyga midowga Afrika ee soomaliya

Axad: November 7, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta ku...
QOL ContributorNov 7, 2021Nov 7, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Taliye Xijaar oo amar ka soo saaray muuqaalada anshax xumada ee Tiktok-ga gabdhaha soomaliyeed Daawo Muqaalka

Axad: November 7, 2021 Xili bilihii la soo dhaafay isticmalka Baraha bulshada  uu ku soo badanayay Soomaaliya gaar...
QOL ContributorNov 7, 2021Nov 7, 2021
Read More
958959960961962