Wasaaradda waxbarashada oo joojisay lacag Maamulka G/Banaadir ka qaadayay Iskuulada
Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go’aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid hay’adaha...
Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Marwo Martha Ama Akyaa Pobee?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM ee...
Banaanbax Roob doon ah oo Maanta laga sameeyay Kismaayo
Boqolaal qof oo kamid ah Shacabka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta isugu soo baxay waddooyinka...
Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo
Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose ku...
Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Bari
Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay waddada laamiga ah ee...
Ahlu Sunna oo sheegtay inay doonayaan in Ra’iisul Wasaare ka noqdaan Galmudug
Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay qorahahooda...
Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad oo kulan la qaatay sarakiisha iyo Ciidanka
isniin: November 8, 2021 Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada Baladxaawo...
Ergeyga Midowga Afrika arrimaha Itoobiya oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael
isniin: November 8, 2021 Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael...
Guddoomiyaha gobolka Gedo oo war cusub kasoo saaray doorashooyinka
Isniin: November 8, 2021 Guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo, Mudane Axmed Buulle Maxamed (Gareed) oo la hadlay wariyeyaasha ka...
Guddoomiyaha Xuquuqda Aadanaha Puntland oo kulan gaar ah la yeeshay madaxda iyo saraakiisha hay’adda Foorensik.
Isniin: November 8, 2021 Guddoomiyaha Xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland Avv. Siciid Mu’min ayaa kulan gaar ah la yeeshay...