Odayaasha Muqdisho oo ku baaqay Wax barashada Gobolka Banadir loo madaxbanaaneeyo maamulka gobolka Banaadir.
khamiis: November 11, 2021 Odayaasha dhaqanka beelaha Hawiye oo maalmihii dambe shir uga socday magaalada Muqdisho ayaa maanta...
Guddiga doorashooyinka oo shaaciyay xilliga rasmiga ah ay bilaabanayso doorashada Golaha Shacabka
Guddiga Doroashooyinka ee Heer Federaal oo tix-gelinaya xaaladaha waddanka iyo duruufaha taagan, culaysyada kala duwan ee ka jira...
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Puntland
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-Guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay...
Guddiga doorashooyinka Galmudug oo diiwaangeliyay musharrixiinta Aqalka Sare
Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug waxaa Maanta ka dhacday diiwaangelinta musharrixiinta labada kursi ee Aqalka Sare uga harsan...
Shirkadda Hormuud Telcom oo la guddoonsiiyey abaal marino kala duwan.
khamiis: November 11, 2021 Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka qeyb galeen qaabisay...
Waa kuwee magaalooyinka aduunka ee aan “Habeeyn kii laga seexan”
khamiis: November 11, 2021 Badanaa caasimadaha iyo magaalooyinka marka habeenkii la gaaro waa firaaqo, sababtoo ah dadka badankooda...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo mashaariic dhisme ka furay magaalada Jowhar
khamiis: Noember 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar oo Saacadihii la soo dhaafay uu ku sugnaa Ra’iisul...
Kooxda Taalibaan oo sheegtay in halista ay kooxda Daacish ku tahay dalka Afghanistan
khamiis: November 11, 2021 Kooxda Taalibaan ayaa sheegtay in halista ay kooxda Daacish ku tahay dalka Afghanistan “hadda...
Koox hubeysan oo Isbitaalka Keysaney ku dilay Wiil dhalinyaro ah
khamiis: November 11, 2021 Koox hubeysan ayaa habeenkii xalay aheyd agagaarka Isbitaalka Keysaney ee waqooyiga Magaalada Muqdisho ku...