Weriye caan ah oo ka howlgala teleefishinka Al Jazeera oo la xiray
Axad: November 14, 2021 Warbaahinta Al Jazeera ayaa sheegtay in laamaha amniga Suudaan ay xireen madaxii xafiiska teleefishinka...
Dowladda Jabuuti oo kasoo horjeesatay War kasoo yeeray Mareykanka
Dowladda Jabuuti ayaa maanta sheegtay in dhulkeeda aan loo adeegsan doonin farogelin dagaal oo lagu sameeyo dalalka deriska...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Geeska Afrika Mr. Keith...
RW Rooble oo ka hadlay doorashada Golaha Shacabka ee la qorsheeynaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Rooble ayaa Gudsiga doorashooyinka Gobolada Waqooyi uga mahad celiyay shaacinta jadwalka doorashada 9 kursi...
Xubno kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo doorashadooda la qabanayo
Guddiga Maamulaya doorashada xildhibaannada Gobolada Waqooyinee Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay inay qabanayaan doorashada 9 kamid ah kuraasta Golaha...
Turkiga oo qabtay hub ay lahaayeen Kooxda PKK
Dowlada Turkiga oo gacanta ku dhigtay hub la doonayey in lagu weeraro saldhig ay leeyihiin ciidanka gaarka ah...
Golaha Wakiilada Puntland oo ansixiyay Xeer qabanaya mas’uuliyiinta Xukuumadda
Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland, Cabdirashid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku xigeenka 1-aad Cabdicasiis Cabdullaahi Cusmaan iyo...
Mareykanka oo markale baaq la xiriira doorashada u diray Madaxda Soomaalida
Dowladda Mareykanka ayaa markale waxaa ay ugu baaqday Madaxda Soomaalida inay si deg deg ah u soo geba-gabeeyaan...
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco.
Axad: November 14, 2021 Waxaa warar dheeraad ah laga helayaa shil gaari oo xalay ka dhacay deegaanka Beer...
Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman oo ku dhawaaqay in ay dileen Xuutiyiinta
Axad: November 14, 2021 Isbaheysiga Taageera Ciidamada Dowladda Yeman ayaa ku dhawaaqay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay...