Dacwad oogaha militariga Libya oo ka codsaday guddiga doorashada inay joojiyaan musharaxnimada Saif al-Islam Gaddafi.
Isniin: November 15, 2021 Dacwad oogaha militariga Libya, Mohamed Gharouda, ayaa ka codsaday guddiga doorashada dalkaasi inay joojiyaan...
Cabsi caawa ka jirta Muqdisho Degmooyinka Dayniile iyo wardhiigley kadib markii ay soo baxsadeen 2 Waraabe oo ku jiray xerada Daaru Salaam
Isniin: November 15, 2021 Waxaa caawa maqribkii lagu kala cararay magaalada Muqdisho kadib markii uu soo baxay Warar...
Maxaa baajiyay Shirka IGAD ee looga hadli lahaa Xaaladaha Itoobiya & Suudaan
Magaalada Kampala Caasimadda Uganda waxaa maanta oo ah 15-ka November 2021 lagu waday in uu ka dhaco shir...
SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee Dalka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug
Isniin: November 15, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusaareeb
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen Magaalada Dhuusamareeb...
Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool
Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa fal...
Qaramada Midoobay oo ka dayrinaysa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya
Isniin: November 15, 2021 Qaramada Midoobay ayaa saadaalinaysa inay kordhi doonaan dadka kaalmada u baahan Soomaaliya sanadka soo...
Kooxda Xisbullah ‘oo dhaqdhaaqyo ka wada’ dalka Colombia
Colombia ayaa Axaddii sheegtay inay isha ku hayso dhaqdhaaqyo ay kooxda Xizbullah ee Shiicada ah ka waddo dalkaas,...
Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay Garoowe
Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo...