Dagaal Xoogan oo ka socda koonfurta Ma’rib ee dalka Yeman
Arbaco: November 17, 2021 Jiida koonfureed ee Ma’rib ayaa la sheegayaa maanta oo Arbaco ah in ay ka...
Golaha Ammaan ee QM oo maanta ka shiraya xaalladda Soomaaliya
Arbaco: November 17, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa la filayaa in Gelinka dambe ee Maanta...
Kenya oo ka hadashay waxa fududeeyay baxsashada ‘maxaabiista halista ah’
Arbaco: November 17, 2021 Toddobo kamid ah saraakiisha xabsiyada Kenya ayaa la xiray kadib markii saddex maxaabiis ah...
Kooxda IS oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxyadii ka dhacay Uganda
Arbaco: November 17, 2021 Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatay qaraxii shaley ka dhacay caasimadda Uganda, saddex...
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Antony Blinken oo soo gaaray Nairobi
Arbaco: November 17, 2021 Isbedelka cimilada iyo amniga dalka Itoobiya, Sudan iyo Sahel ayaa lagu wadaa in ay...
Madaxda sare ee dalka Nicaragua oo laga mamnuucay inay soo galaan Mareykanka
Arbaco: November 17, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa Talaadadii ka mamnuucay madaxda sare ee dowladda Nicaragua inay...
Qarax Ka Dhacay Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud iyo wararkii ugu danbeeyay
Arbaco: November 17, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Gurciceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in goordhaweyd uu...
Wasaaradda waxbarashada oo joojisay in goobaha waxbarashada ay ka amar qaataan gobolka Banaadir
Arbaco: November 17, 2021 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa amray iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka Banaadir...
Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Deyrinaya Duruufaha Banii’aadanimo Ee Ka Jira Itoobiya
Arbaco: November 17, 2021 Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya, waxay...
Sheekh Shariif & Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka wada hadlay doorashooyinka
Arbaco: November 17, 2021 Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed...