Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo Alshabaab oo ka dhacay Magaalada Dhoobleey
Axad: November 21, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi...
Al-Shabaab oo sheegteyn Masuuliyadda dilka Wariye C/casiis Afrika
Axad: November 21, 2021 Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho...
Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gudaha Kenya
Axad: November 21, 2021 Ugu yaraan afar ruux ayaa geeriyooday, halka tirro kalena oo dad ah waa ay...
Canada oo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan Itoobiya
Axad: November 21, 2021 Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya,...
Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’isul Wasaarihii xilka laga tuuray
Axad: November 21, 2021 Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa...
DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku...
Iran oo gacanta ku dhigtay Markab siday shidaal
Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu tahriibinayey...
baarlamanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyada maamulka lana fasaxay muda todobaad ah
Xildhibaanada Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2022.Fadhiga 12-aad ee Kal-fadhiga...
Garoonka leh dhabbaha diyaaradaha ugu dheer Afrika oo Berbera laga furay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jiray gigada diyaaradaha Berbera oo ay howlo...