Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo Alshabaab oo ka dhacay Magaalada Dhoobleey

Axad: November 21, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi...
QOL ContributorNov 21, 2021Nov 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegteyn Masuuliyadda dilka Wariye C/casiis Afrika

Axad: November 21, 2021  Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho...
QOL ContributorNov 21, 2021Nov 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gudaha Kenya

Axad: November 21, 2021  Ugu yaraan afar ruux ayaa geeriyooday, halka tirro kalena oo dad ah waa ay...
QOL ContributorNov 21, 2021Nov 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Canada oo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan Itoobiya

Axad: November 21, 2021  Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka Itoobiya,...
QOL ContributorNov 21, 2021Nov 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’isul Wasaarihii xilka laga tuuray

Axad: November 21, 2021 Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah Madaxa...
QOL ContributorNov 21, 2021Dec 17, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay

Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga...
Bashiir BarreNov 20, 2021Nov 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada ku...
Bashiir BarreNov 20, 2021Nov 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Iran oo gacanta ku dhigtay Markab siday shidaal

Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu tahriibinayey...
Bashiir BarreNov 20, 2021Nov 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

baarlamanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyada maamulka lana fasaxay muda todobaad ah

Xildhibaanada Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2022.Fadhiga 12-aad ee Kal-fadhiga...
Bashiir BarreNov 20, 2021Nov 20, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Garoonka leh dhabbaha diyaaradaha ugu dheer Afrika oo Berbera laga furay

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jiray gigada diyaaradaha Berbera oo ay howlo...
Bashiir BarreNov 20, 2021Nov 20, 2021
Read More
924925926927928