Iska hor-imaad cusub oo xuduudda ku dhexmaray Azerbaijan iyo Armenia
Talaado: November 23, 2021 Armenia ayaa sheegtay in mid ka mid ah askarteeda lagu dilay iska hor-imaad dhexmaray...
Abiy Axmed: “Aan ku kulanno furrinta hore ee dagaalka”
Talaado: November 23, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in haatan uu hoggaaminayo ciidamada militeriga isla...
Maxkamad 72 sano kadib go’aan ka gaartay rag lagu nabay kufsi
Talaado: November 23, 2021 Afar nin madow ah oo lagu nabay inay kufsadeen gabar caddaan ah gudaha dalka...
Booliska Uganda oo qabtay dad Soomaali ah kadib qaraxyadii Kampala
Talaado: November 23, 2021 Ciidammada ammaanka ee waddanka Uganda ayaa waxa ay xireen ugu yaraan 100 qof kaddib...
Xildhibaan Maareeye oo markale loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacaabka
Talaado: November 23, 2021 – Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa markale...
Amar cusub oo la dul dhigay musharraxiinta doorashada Soomaaliya
Talaado: November 23, 2021 Guddiga doorashada Soomaaliya ayaa sheegay in aanan la aqbali doonin in musharraxiinta u tartameysa...
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed oo sheegay inuu tagayo jiida hore ee dagaalka
Talaado: November 23, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Itoobiya ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed uu shaaciyay...
Madaxweynaha maamulka Puntland oo kulan la qaatay laamaha Amniga
Talaado: November 23, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan dhiirrigelin ah Saraakiisha Ciidamada Booliska Puntland kula...
Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Talaado: November 23, 2021 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Balal Maxamed Cusmaan, ayaa ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo gaaray magaalada Baydhabo.
Talaado: November 23, 2021 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa...