Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal
Arbaco: November 24, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha...
Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed oo diyaarad gaar ah oo kuwa cafimaadka ah loogu qaaday dalka Turkiga
Arbaco: November 24, 2021 Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharma’arke Maxamed Warsame ayaa diyaarad gaar ah oo kuwa...
Golaha Wasiirada oo gunnooyinkooda billaha ah 20% ugu deeqay dadka ay abaartu saameysay
Arbaco: November 24, 2021 Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah si...
Cabdiweli Gaas “Rooble waa ka gaabiyay waxa loo igmaday, in 5 kursi la soo tuuro wax la aqbali karo maahan.
Arbaco: November 24, 2021 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa eedeyn kulul u...
Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta oo taageeray Doorashada Xildhibaanada xili musharixiinta ay ka soo hor jeesteen.
Arbaco: November 24, 2021 Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa war-murtiyeed u gaar ah, oo aysan...
Ciidamada Puntland oo jawaab ka bixiyay tallaabo uu qaaday madaxweyne Deni
Ciidamada Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay agaasime...
Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho & Dhuusamareeb
Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu kala doortay kuraas kamid...
Maamulka G/Hiiraan oo Saraakiisha AMISOM kala shiray Amniga doorashooyinka
Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Gudoomiye ku Xigeenka Amniga gobalka Hiiraan Axmed Cabdullaahi Cusmaan Inji ayaa maanta...
Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay sida ay ku bilaawdeen Doorashooyinka Golaha Shacabka
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga musharrixiinta ayaa sheegay in uu soo dhaweynayo...
RW Rooble oo Amar siiyay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed...