Itoobiya oo Qirtay Caadadis Dowli ah oo Kasaaran Heshiiskii Badda ee ay la gashay Somaliland
ADDIS ABABA – Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in xukumadda Addis Ababa ay lakulmayso culaysyo ugu imaanayo dawladaha gobolka...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulan la yeeshay maalgashato ka socday dalka Qatar
MUQDISHO — Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene) oo ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku laabtay furimaha dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab
DHUUSAMAREEB — Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku laabtay magaalada Dhuusamareeb ee xunta maamulka Galmudug, halkaas oo...
Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in dalladda waxbarashada FPENS ay kumaankun oo ubad Soomaaliyeed ah ay ka badbaadisay aqoon la’aan
MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo maanta ka hadlayay munaasabad lagu...
Minister of Interior chairs Communication for Stabilisation Taskforce meeting
Mogadishu – The Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, H.E Ahmed...
President Hassan Sheikh receives credentials from 4 new Ambassadors
Mogadishu – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E. Hassan Sheikh Mohamud has today received credentials...
Musharraxa Soomaaliya ee doorashada Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika oo la shaaciyay
MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xildhibaan Fawsiya Yusuf Xaaji Aadan u soo xulatay musharraxa Soomaaliya ee tartanka...
Wasiirro iyo xildhibaanno ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo ka hor yimid damaca Ethiopia ee badda Soomaaliya
MUQDISHO – Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Cabdi Jaamac oo ay wehliyaan wasiiro iyo...
Duqa Magaalada Muqdisho oo la kulmay cayaartoyda xulka Koonfur Galbeed
Muqdisho – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan la qaatay...
Agaasimaha NISA Mahad Salaad oo jawaab ka bixiyay falkii lagula kacay ciyaaryahanada Koonfur Galbeed
Muqdisho – Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA, Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta qaaday tallaabo deg deg...