Dowladaha Iran iyo Taliban oo ku dagaallamay xadka ay labada dal wadaagaan
khamiis: December 2, 2021 Taliban iyo Iran ayaa xaqiijiyay in dagaal uu ka dhex qarxay ciidamada ilaalada xuduudda...
Magaalada Beledweyne Saddex caruur oo isku qoys ah oo ku dhintay hoobiye ku dhacay gurigooda
khamiis: December 2, 2021 Saddex caruur oo isku qoys ah ayaa ku dhintay laba kale oo isla qoyska...
QM: oo Gargaarkii ugu horreeyey ee bani’aadanimo mudooyinkaan oo gaaray Gobolka Tigray
khamiis: December 2, 2021 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in duulimaadyada iyo gaadiidka xamuulka ah ee...
Muran xooggan oo ka taagan abaalmarinta sanadkan ee Ballon d’Or, oo mar kale la siiyay la ciyaaryahanka reer Argentine ee Lionel Messi.
khamiis: December 2, 2021 Muran xooggan ayaa ka taagan abaalmarinta sanadkan ee Ballon d’Or, taas oo markii todobaad...
TPLF oo laga qabsaday magaalo taariikhi ah
khamiis: December 2, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib ula wareegeen magaalada taariikhiga ah ee...
Waxaa sii xumaanaya oo haatan heerkii ugu hooseeyey gaaray xiriirka Ra’iisul wasaare Rooble iyo golaha midowga musharaxiinta
khamiis: December 2, 2021 Waxaa sii xumaanaya oo haatan heerkii ugu hooseeyey gaaray xiriirka Ra’iisul wasaare Rooble iyo...
Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya oo noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha
Arbaco: December 1, 2021 Magaalada Dimishiq ee caasimadda Suuriya ayaa noqotay magaalada ugu raqiisan dhanka nolosha ee adduunka...
magaalada Boosaaso dedaallo ay ugu kala dabqaadayaan ciidammada dowladda iyo ciidammada la dagaallama argagixisada ee PSF
Arbaco: December 1, 2021 Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in odayaasha dhaqanka ee dowlad goboleedka Puntland...
Madaxweyne sheegay in askar tababarka dhameysata la siin doono ulo baddalkii hubka
Arbaco: December 1, 2021 Madaxweynaha South Sudan Salva Kiir ayaa sheegay in askarta dalkaas ee kasoo qaliin jebisay...
Weriyaha caanka ah oo ka tirsanaa teleefishinka CNN oo laga joojiyay shaqada kadib markii uu caawiyay walaalkii oo ah barasaabkii hore ee New York
Arbaco: December 1, 2021 Weriyaha caanka ah ee ka tirsanaa teleefishinka CNN ayaa laga joojiyay shaqada kadib markii...