Puntland oo Ciidamo farabadan ku daadisay waddooyinka Boosaaso gaar ahaan Xarunta Hay’adda PSF
Axad: December 5, 2021 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay sheegayaan...
Maxkamada Galgaduud oo Maanta la Horgeeyay Eed loo haysto eedaysane Cisman Ciise Afra
Axad: December 5, 2021 Xafiska xeer-ilaliyaha Guud Ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa Maxkamada Gobolka Galgaduud horgeeyay eed lidi...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo safar deg deg ah ku tegay laas-Caanood
Axad: December 5, 2021 Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed ayaa saaka gaaray Magaalada Laascaanood ee Xarunta...
Uganda oo ciidankeeda ku sugan Soomaaliya uga digtay weeraro ay maalmaha ciidda Kirismaska qorshaynayaan Alshabaab
Axad: December 5, 2021 Dowladda Uganda ayaa ciidankeeda AMISOM ee ku sugan Soomaaliya u dirtay fariin ku saabsan...
Somaliland oo heshiis ku kacaya malaayiin dollar la gashay dalka Hindiya
Axad: December 5, 2021 Somaliland ayaa heshiis cusub oo dhanka caafimaadka ah, isla-markaana ku kacaya malaayin dollar la...
Biden iyo Putin oo ku heshiiyey inay wadahadlaan xilli xiisadda Ukraine ay cirka isku sii shareerayso
Axad: December 5, 2021 Madaxweyne Biden iyo hogaamiyaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku heshiiyey inay wadahadlaan ka dib...
Dowladaha Soomaaliya iyo shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga Labada Dal
Axad: December 5, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo xalay kormeeray wadada Janaraal Daa’uud iyo Taalada Daljirka Dahsoon
Axad: December 5, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Diyaargarowga qabashada doorashada golaha shacabka oo laga dareemayo magaalada Jowhar.
Axad: December 5, 2021 Maamulka Hirshabeelle ayaa qorsheynaya in dhawaan uu bilaabo qabashada doorashada xildhibaanada golaha shacabka ee...
Ciidanka dowladda Soomaaliya oo howlgallo sameeyay
Axad: December 5, 2021 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad oo ay wehlinayaan kuwa Nabadsugida ayaa...