Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku baaqday Salaad roobdoon ah

Isniin: December 6, 2021   Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Soomaaliya ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu baaqday in la sameeyo...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

duqa Muqdisho kormeeray xarunta waaxda Caafimaadka ee dowlada hoose Xamar

Isniin: December 6, 2021   Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo daah-furay hay’adda Maareynta Macluumaadka kheyraadka biyaha

Isniin: December 6, 2021   Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa daah-furay howlgelinta Hay’adda Maareynta...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida Itoobiya oo go’aan ka gaaray dhibaatooyin muddo badan laga cabanayay

Isniin: December 6, 2021   Guddiga amaanka ee deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya ayaa go’aan ka gaadhay dhibaatooyin...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Nin u hanqal taagaya xilka madaxtinimo ee dalka Kenya oo ballan qaaday dadka is guursanaya deyn gaaraysa $4,400 (£3,300) iyo $8,800

Isniin: December 6, 2021  Nin u hanqal taagaya xilka madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa u ballan qaaday dadka...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo howlgallo ka wada Buuraleyda Gobolka Bari

isniin: December 6, 2021 Ciidamada difaaca dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay weli holwgallo kala duwan oo dhan...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Adama Barrow oo dib loogu doortay madaxtinimada dalka Gambiya.

isniin: December 6, 2021 Guddiga doorashooyinka dalka Gambiya ayaa sheegay in Adama Barrow ku guuleystay doorashadii dalkaas  ka...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wakiilka FEIT ee Koofur Galbeed oo kahor yimid hakinta kuraas lagu doortay Baydhabo.

isniin: December 6, 2021 Yuusuf Maxamed Khayr (Guurow ) oo xubin ka ah Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda Ddwladda Soomaaliya oo gaaray Qaahira

isniin: December 6, 2021 Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Masar ahna wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha oo furay kulan lagu taabbagelinayo geeddi socodka dowladnimo xilliga kala guurka

isniin: December 6, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay kulan wadatashi ah...
QOL ContributorDec 6, 2021Dec 6, 2021
Read More
887888889890891