Maxay ka wada hadleen Ra’iisul Wasaare Rooble & Safiirka Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta qaabilay danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta u fadhiya...
Nin laba Carruur ah oo Xaaskiisu dhashay ku dilay duleedka Muqdisho
Meydka labada Carruurta ah oo muddo saacado ah la’aa kalana ahaa Wiil iyo Gabar ayaa waxaa saaka laga...
Askari ka tirsan booliska Kenya oo toogtay lix qof
Talaado: December 7, 2021 Askari ka tirsan booliska Kenya ayaa shalay toogasho ku dilay shan qof oo ku...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la yeeshay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya
Talaado: December 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada-hadallo naadir ah Muqdisho kula yeeshay safiirka...
Malaariyada oo fara ba’an ku heysa dunida
Talaado: December 7, 2021 Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in sanadkii hore uu sare u kacday...
Caro ka dhalatay nin 900 oo qof shaqada ka tiray isaga oo adeegsanaya qadka Zoom-ka
Talaado: December 7, 2021 Waxaa dhaleeceyn loo jeediyay maamulaha shirkad ku taalla dalka Mareykanka oo shaqada ka ceyriyay...
Madaxweyne Museveni oo shaaciyey in Soomaaliya iyo Kenya laga soo abaabulay qaraxyadii Kampala ka dhaca
Talaado: December 7, 2021 Madaxweynaha dalka Uganda, Yoweri Museveni oo wareysi siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa bixiyey...
Abiy Axmed oo ka soo hanjabay jiidda hore ee dagaalka
Talaado: December 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in ‘dhawaan cagta la marinayo cadowga’ xilli...
xaalad dagaal oo ka dhax bilaabatay Soomaalida & Canfarta Itoobiya
Talaado: December 7, 2021 Xiisadda oo ah mid aad u xoogan ayaa waxaa ay ka taagan tahay meelo...
Abiy Ahmed oo Ciidanka Federaalka ku bogaadiyay howlgallada ka dhanka ah TPLF.
Talaado: December 7, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa bogaadiyay howlgallada xooggan ee ka dhanka ah Xoogagga...