Seeynisyahano ogaaday sababaha keena cirrada iyo waxa lagu daweyn karo
Sabti: December 11, 2021 Seeynisyahano ayaa sheegay in laga yaabo in ay heleen in walbahaarka ama walwalka uu...
Hay’adda Qaramada Midoobay oo sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika ay intiisa badan ku bixiyaan waxbarashada carruurta
Sabti: December 11, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dhallaanka ayaa sheegtay in dhaqaalaha soo gala qoysaska Afrika...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka oo ku amaanay U qeybsanayaasha Safaaradda Somaliya Socdaalka Kenya dadaalka uu muujiyay Sawiro
Sabti: December 11, 2021 Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) oo maalmo...
Ciidamada Puntland oo howlgalo ka sameeyeen Buuraha Golis
Sabti: December 11, 2021 Wararka kaa imanaya Puntland ayaa sheegaya in Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland ay howlgallo qorsheysan...
Shirkadda DIGNITAS oo soo saartay qalab yaab leh iyo muran ka dhashay
Sabti: December 11, 2021 Shirkad Dignitas ayaa soo saartay aalad cusub oo qofka uu naftiisa ku goyn karo...
Raila Odinga oo markii shanaad u tartamaya madaxweynaha Kenya
Sabti: December 11, 2021 Hoggaamiyaha mucaaradka ee ruug caddaaga ah Raila Odinga ayaa Jimcihii shalay bilaabay ololihiisa shanaad...
Raiisel wasaaraha India oo ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii hilbaha taliyihii ciidamada difaaca Hindiya
Sabti: December 11, 2021 Raiisel wasaaraha India Narendra Modi ayaa ku ag suuxay naxashyada ay ku jiraan hadhaagii...
Galmudug oo ku dhawaaqday in tilaabo ciidan ay ka qaadi doonto beellaha ku dagaallamaya Galgaduud
Sabti: December 11, 2021 Dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegtay in awooddeeda oo dhan ay isugu gayn doonto sidii...
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii Kaxandhaale ee shalay oo soo kordhaya
Sabti: December 11, 2021 Wararka naga soo gaaraya degaanka Kaxandhaale oo ku dhow degmadda Balanbal ee Gobolka Galgaduud...
Bankiga Adduunka Oo Ku Dhawaaqay Inuu Soomaaliya Ka Taageerayo Korontada
Sabti: December 11, 2021 Bankiga Adduunka ayaa ku dhowaaqay mashruuc ku kacaya 150 milyan oo dollar oo dib...