War deg deg ah; dagaal ka dhex Qarxay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF Magaalada Boosaaso
Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in israsaasayn xooggan...
Madaxweynaha Waqtigiisa dhamaaday oo Turkiga kula kulmay Dhakhaatiir Soomaaliyeed Oo Takhasus Ku Qaadanaya Dalka Turkiga
Talaado: December 21, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka...
Milateriga Itoobiya oo ka hadlay go’aankii ay TPLF shalay shaacisay
Talaado: December 21, 2021 Milateriga Itoobiya ayaa sheegay in ciidamada Tigreegu aysan ka bixin gobollada Axmaarada iyo Canfarta...
Bashiir Goobe oo ka jawaabay eedeyn ‘dhul boob ah’ oo loo jeediyay Ra’isul Wasaare Rooble
Talaado: December 21, 2021 Taliye sare oo ka tirsan saraakiisha ciidamada dawladda Soomaaliya ayaa soo jeediyey eedayn ah...
Cudursidaha Omicron oo kusii baahaya Mareykanka
Talaado: December 21, 2021 Saraakiisha caafimaadka Mareykanka ayaa sheegay in tafiirta cusub ee cudurka COVID-19 ee Omicron uu...
Maamulka Dhuusamareeb oo dib u dayactir ku sameynaya Nalalka cadceedda ku shaqeeya
Isniin: December 20, 2021 Maamulka Dhuusamareeb ayaa bilaabey dadaal dib loogu dayac tirayo nalalka ku shaqeeya cadceedda ee...
Kulan ku saabsan la tacaalidda isbadalka cimilada oo lagu qabtay Muqdisho
Isniin: December 20, 2021 Kulan Aqoon-isweydaarsi ah oo ku saabsanaa la tacaalidda Isbeddelka cimilada oo ay ka qaybgaleen...
Iran oo ka hadashay waxa hortaagan wadahadalka iyaga iyo Sucuudiga
Isniin: December 20, 2021 Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda ee Iran, Said Khadiib Saadah, ayaa sheegay in wadahadal dhexmara...
Farmaajo iyo Fahad oo dagaal hoosaad ku haya Raysal Wasaare Rooble! RW Rooble.
Isniin: December 20, 2021 Farmaajo iyo Fahad oo dagaal hoosaad ku haya Raysal Wasaare Rooble! RW Rooble ayaa...
Turkiga oo raashin kaalmo ah gaarsiiyey qaar ka mid dadka ay abaartu saamaysay ee Soomaaliya
. Isniin: December 20, 2021 Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa sheegtay in maanta oo khamiis ah ay...