Maryan Maxamed Xirsi oo u geeriyootay rasaastii ay ku fureen ciidamada DF
Arbaco: December 22, 2021 Allaha u naxariistee waxaa saaka isbitaalka Digfer ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maryan Maxamed...
WHO oo dalalka Yurub ugu digtay faafitaanka Feyruska Omicron
Arbaco: December 22, 2021 Hay’adda caafimaadka Adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo WHO ayaa ku boorisay dowladaha Yurub...
Magaalada Beledxaawo Askari horey u dilay labo ciyaartoy oo saaka xukun dila lagu fuliyay
Arbaco: December 22, 2021 Warrarka laga helayo magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka meel fagaare...
Ra’iisul Wasaaraha Sudan oo qorsheynaya inuu xilka iska casilo saacadaha soo socda
Arbaco: December 22, 2021 Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa u sheegay koox siyaasiyiin qaran ah iyo aqoonyahanno...
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shacabka Mareykanka uga digay halista Omicron
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay bixin doonto ilaa 500...
Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay ugaarsanayso TPL
Arbaco: December 22, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeeda militarigu ay Fallaagara Tigreega ka sifaynayaan gobollada Waqooyiga...
Dagaal culus oo goor dhawayd mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso.
Arbaco: December 22, 2021 Dagaal culus ayaa saaka mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaasi oo u...
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo booqday beerta Baydhabo
Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu wehliyo...
Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynley oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta
Arbaco: December 22, 2021 Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynleey ayaa soo tiigsaday fiinaalka tartanka kubbadda cagta degmooyonka iyo Deegaannada...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga
Arbaco: December 22, 2021 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas...