Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ciidamada guutada GORGOR oo Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno hoos yimaada degmada Awdheegle

Arbaco: December 22, 2021 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno...
QOL ContributorDec 22, 2021Dec 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaanshaandhigga oo amar baaritaan ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya

Arbaco: December 22, 2021 Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku saabsan...
QOL ContributorDec 22, 2021Dec 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay qaraar ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika Somaliya

Arbaco: December 22, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AU)...
QOL ContributorDec 22, 2021Dec 22, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Dagaallkii ka socday magaalada Boosaaso oo caawa fiidkii is taagay ku dhawaad 10 qof oo ku dhimatay, barakac ka socda halkaas.

Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya Caawa magaalada boosaaso ayaa sheegaya in xaalada ay caawa dagan tahay,...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Amiirka Dubai oo Maxkamadi ay amar ku siisay in xaaskiisii hore uu siiyo 700 oo milyan oo dollar

Talaado: December 21, 2021  Maxkamad sare oo ku taal London ayaa hoggaamiyaha Dubai ku amartay in lacag ka...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo casuumaad u direy madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka, si ay uga soo qeyb galaan shir 27-ka bishaan December

Talaado: December 21, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa casuumaad rasmi ah u direy madaxda Golaha...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo mar kale Weerar afka ah ku qaaday Guddoomiyaha gobolka Banaadir kuna tilmaamay dad waalan

Talaado: December 21, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sidoo kalena ah duqa Muqdisho, Cumar Filish oo hadal ka...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Cali Xarbi Cali oo diiday inuu qirto dambiga dilkii xildhibaan David Amess oo dhacay laba bilo ka hor

Talaado: December 21, 2021 Ninka lagu eedeeyay inuu toorey ku dilay Xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa Baarlamaanka...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga gurmadka deg-dega ah ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay.

Talaado: December 21, 2021 Guddiga gurmadka degdegga ah oo ka kooban Ganacsatada, Culimada iyo Rugta ganacsiga ayaa maanta...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamada Psf-ta oo la wareegay madaxtooyada Boosaaso.

Talaado: December 21, 2021 Dagaal saacaado qaatay kadib waxaa Ciidanka gaarka ah ee PSF usuura gashay  in  ay...
QOL ContributorDec 21, 2021Dec 21, 2021
Read More
853854855856857