faroole, gaas Iyo Cumar Cabdirashiid oo ku wajahan garoowe
Sabti: December 25, 2021 Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Faroole iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay...
Degdeg: Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa hadda ka socda magaalada Muqdisho
Sabti: December 25, 2021 Abaabulka Mooshin ka dhan ah Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Xasan Cirro ayaa...
Howl-gallo ka dhan ah maan-dooriyaha oo laga sameeyay Jowhar.
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada ammaanka maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay howlgalada lagu xaqiijinayo amniga OO Maalmihii danbo...
Wasiir Jamaal oo shaqada ka joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta
Sabti: December 25, 2021 Wasiir Qorshaynta Soomaaliya ayaa xil ka qaadis kuu sameeyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta...
Mareykanka oo xayiraadda ka qaadaya 8 dal oo African ah
Sabti: December 25, 2021 Sarkaal sare oo ka tirsan Aqalka Cad ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay,...
Ciidamada Ammaanka Soomaaliya oo saakay xiray qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah ee Magalada muqdisho.
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xireen qaar kamid ah wadooyinka muhiimka ah...
Booliiska Mareykanka oo baaraya Dadka ka dambeeyay Dilka Imaamka Masjidka Abuu hureyra.
Sabti: December 25, 2021 Booliiska Mareykanka gaar ahaan qaybta dabagalka dambiyada ayaa baaraya Meydka Imaamka Masjidka Abuu hureyra...
Ciidanka Xoogga dalka oo fashiliyay miinooyin Shabaab geliyeen waddooyinka
Sabti: December 25, 2021 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal miino baaris ah ka sameeyay waddooyinka soo gala...
Madaxweyne Deni oo ka hadlay dagaalkii Boosaaso
Sabti: December 25, 2021 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo caawa la hadlayay warbaahinta Puntland ayaa ku baaqay...
Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Khamiis: December 23, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta todobaadkii u dambeeyay ee xogta Feyruska Karoona...