Waxaa saaka degan xaaladda guud ee magaalada muqdisho, oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka taagnaa khilaaf hareeyay madaxda dalka
Arbaco: December 29, 2021 Waxaa saaka degan xaaladda guud ee magaalada muqdisho, oo maalmihii lasoo dhaafay uu ka...
Cumar filish “Shacabka Wadajir waa in ay ka shaqeyaan Amniga Degmadooda si ay u helaan nabad iyo xasilooni”
Arbaco: December 29, 2021 -Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ka...
Wakiiladda Beesha Caalamka oo Maanta la filayo in ay wadahadal la yeeshaan Farmaajo.
Arbaco: December 29, 2021 Xogo hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in wakiilada Beesha Caalamka ee C6+ ay...
Mareykanka oo Uhuru Kenyatta kala hadlay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya
Arbaco: December 29, 2021 Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka, Antony Blinken ayaamadaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta kala hadlay...
Madaxweynihii hore ee gobolka Oromada ee dalka Itoobiya oo la laayay Walaalihiis iyo Qaraabadiisaa.
Arbaco: December 29, 2021 Waxaa weerar lagu dilay saddex wiil oo la dhashay madaxweynihii hore ee gobolka Oromada...
Xarun Dhaqancelin ah oo laga furay magaalada dhuusamareeb ee xarunta Galmudug
Talaado: December 28, 2021 Waxaa galabta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug laga daah furay xarunta dhaqancelinta...
Dalka Sudan: Macdan qodeyaal ku dhintay god ku soo dumay.
Talaado: December 28, 2021 Saraakiisha Sudan ayaa sheegay in in ka badan sodon ka mid ah dad macdan...
haween socod ku dhex maray Afghanistan iyagoo dalbanaya in la soo afjaro wax ay ku sheegeen dilka iyo jirdilka ay Taalibaanku kula kacayaan askarta iyo shaqaalihii hore ee rayidka.
Talaado: December 28, 2021 Koox haween ah ayaa socod ku dhex maray caasimadda Afghanistan ee Kabul iyagoo dalbanaya...
Wasiirka amniga oo shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed Qoor Qoor uu ka qeyb gelayo shirka golaha wadatashiga Qaranka
Talaado: December 28, 2021 Wasiirka amniga ee xukuumadda Soomaaliya Cabdullahi Maxamed Nuur ayaa shaaciyey in madaxweynaha Galmudug Axmed...
Ciidamada Badbaado Qaran oo laga saaray Wadada Maka Al-mukarama iyo Xerooyin Cayiman oo la geeyay
Talaado: December 28, 2021 Waxaa saakay is badal ku yimid Howlgalkii Ciidamada badbaado Qaran ee xalay soo gaaray...