WHO oo markale ka digtay halista nuucyada cusub ee xanuunka Omicron
Khamiis December 30, 2021 Meelo badan oo caalamka kami ah waxaa sii kordhaya kiisaska nuucyada cusub ee ka...
Dabagaale uu midabkiisu yahay calow oo weerarro uu geystay ku dhaawacay 10 ruux dilay kaddibna ay la wareegtay dowladda si loo dilo
Khamiis December 30, 2021 Dabagaale uu midabkiisu yahay calow oo weerarro uu geystay ku dhaawacay 10 ruux ayaa...
Bandow lagu soo rogay Darfur ka dib markii la xaday gargaarka loogu talagalay 730,000 oo qof!
Maamulka gobolka Waqooyiga Darfur ee dalka Suudaan ayaa ku dhawaaqay bandow habeenkii ah kadib markii dabley aan heybtooda...
Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray Muqdisho goor dhawayd
Khamiis December 30, 2021 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta...
Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo u yeeray Guddoomiyeyaasha Hiiraan & Sh/Dhexe
Kalfadhiga 2aad Kulankiisa 10aad ee Baarlamanka Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa Maanta ka qabsoomay Caasimada Hirshabelle ee Jowhar Kulanka...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka fuliyay Shabeellaha Hoose
Howlgalka ayaa Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed waxaa Maanta oo khamiis ah ay ka sameeyeen deegaano u dhow degaanka...
Dhagar qabayaashii Dilay Sakariye iyo Sowdo oo maanta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida la soo taagay
Khamiis December 30, 2021 Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka bilaawday Maxkamaddaynta gaar ahaan Tan Ciidamada Qalabka Sida ee...
Booliska Soomaaliya oo looga digay inay ku milmaan Siyaasadda
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed {Xijaar} ayaa Ciidanka uga digay inay ku milmaan arrimaha Siyaasadda,...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Sool
Dagaal ayaa markale waxaa uu laba maleeshiyo Beeleed ku dhexmaray degaanka Boocame oo ka tirsan Gobolka Sool, kaas...
Booliska Kenya oo baadi goobaya Ganacsade Soomaali la la’yahay
Waxaa socda baadigoobka ganacsade Soomaali ah oo muddo tobbaad ah lagu la’a yahay Kneya kadib markii ay goob...