Putin ma waxa uu dib usoo celiyay awooddii Midowga Soofiyeetka?
Axad: January 2, 2022 Soddon sano kahor, 25-kii December, 1991, Mikhail Gorbachev, oo ahaa hoggaamiyihii Midowga Soofiyeetka, ayaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo galinkii dambe ee maanta kulan xasaasi ah la qaatay Safiiradda dowladda UK iyo Mareykanka.
Axad: January 2, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo shalay soo gaaray magaalada...
Mareykanka oo sheegay inuu tallaabba ka qaadayo militariga Suudaan
Axad: January 2, 2022 Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antonty Blinken ayaa sheegay iney Washington diyaar u tahay iney...
Golaha wakiillada Somaliland oo dib ugu celiyay madaxweyne Muuxe Biixi Cabdi, 14 wasiirro iyo ku-xigeenno
Axad: January 2, 2022 Golaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta dib ugu celiyay madaxweyne Muuxe Biixi Cabdi, 14...
Qasaare ka dhashay Dabkii ka kacay suuqa Ganacsiga ee Degmada Hodan oo gaystay qasaare 100 dukaan oo ku gubtay.
. Axad: January 2, 2022 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya iyo qasaare xoogan oo ka dhashay...
Lionel Messi oo ka mid noqday afar ciyaartoy oo ka tirsan kooxda Paris St-Germain oo laga helay safmarka Covid-19.
Axad: January 2, 2022 Lionel Messi ayaa ka mid noqday afar ciyaartoy oo ka tirsan kooxda kubadda cagta...
Faah-faahin ka soo baxaysa dagaal beeleed ka socda goballada Nugaal iyo Sool
Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badana way ku dhaawacantay dagaal beeleedyo ka soconaya...
Madaxweynaha KGS oo Mareykanka & Ingiriiska kala hadlay doorashooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa galabta Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiiradda Dowlada...
Bandow lagu soo rogay Magaalada Beledweyne
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa waxaa uu Bandow ku soo Rogay magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka...
Puntland oo War kasoo saartay dagaal dhexmaray labada Maleeshiyo Beelood
Madaxweyne kuxigeenka Dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa ka hadlay dagaal laba maleeshiyo Beeleed ku dhex-maray...