Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo safar nabad raadin ah u tagay Saax-maygaag
Talaado: January 4, 2022 Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboledka Puntland, Axmed Cilmi Cusmaan (Karaash) oo shalay gaaray deegaanka...
Maxaabiis xalay ka Baxsaday xabsiga magaalada Guriceel
Talaado: January 4, 2022 Saldhiga Degmada Guriceel Waxaa xalay ka baxsaday Ku dhawaad 10 maxaabiisa kuwas Oo u...
Shanta dal ee ugu quwadda weyn caalamka oo si wada jir ah isugu raacay in ay ka shaqeeyaan sidi ay u joojin lahaayeen faafista hubka niyukleerka
Talaado: January 4, 2022 Shanta dal ee ugu quwadda weyn dowladaha caalamka ayaa Isniinti si wada jir ah...
Dagaalo u dhaxeeyo TPLF Ciidanka itoopiya oo mar kale ka bilaawday dalkaasi.
Talaado: January 4, 2022 Dagaallo culus oo udhaxeeyo xogagga TPLF-ta iyo Dowladda dhexe ee Federalka itoopiya ayaa mar...
Booliska Gobolka Bari oo qabtay Gaari waday Hub saanadda ciidan.
Talaado: January 4, 2022 -Booliiska Gobolka Bari, oo kaashanaya laamaha Sirdoonka Puntland, ayaa Boosaaso ku qabtay gaari lagu...
Wasiir hore oo looga shakiyay “falal argagaxisinimo” oo xabsiga loo taxaabay
Talaado: January 4, 2022 Wasaaradda arrimaha gudaha ee dalka Tunisia ayaa sheegtay in wasiirkii hore ee arrimaha cadaaladda...
Kulamo lagu xalinaayo Beelo dagaalamay oo ka billowday Gobolka Sool
Talaado: January 4, 2022 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo uu wehlinayo...
Bulshada Garoowe oo looga digay inay ku milmaan colaad beeleedyo ka dhacay deegaanka Saaxi Maygaag.
Talaado: January 4, 2022 Guddoomiyaha Gobalka Nugaal iyo Taliyaha qaybta Booliska Gobalka oo si wada jir ah baaq...
waxaa maalintii labaad galaya shirka Golaha Wadatashiga, kaasi oo si rasmi ah shalay uga furmay magaalada Muqdisho.
Talaado: January 4, 2022 Maanta waxaa maalintii labaad galaya shirka Golaha Wadatashiga, kaasi oo si rasmi ah shalay...
Askar ka tirsaneed ciidanka Israa’iil oo ku dhimatay shil diyaaradeed.
Talaado: January 4, 2022 Laba askari ayaa geeriyootay mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray markii ay bur-burtay diyaarad...