Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay Warar lagu faafiyay Baraha Bulshada
Wasiirka Gaadiidka Xuluumadda xilgaarsiinta Duran Axmed Faarax ayaa Maanta oo taariikhdu tahay 5 Janaayo 2022 beeniyay war lagu...
Ciidamada Itoobiya oo xir xiray Kumanaan Ruux oo kasoo jeeda Tigray
Saraakiisha dalka Itoobiya ayaa si aan sharciga waafaqsanayn u xiray kumannaan qof oo ka soo jeeda qowmiyadda Tigray...
Puntland oo xirxirtay Wadayaasha Gawaarida Takaasida & Booliska oo faah faahiyay
Ciidamo ka tirsan Booliska Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta waxaa ay Magaalada Boosaaso ku xir xireen Qaar kamid...
Guddoomiyaha xisbiga Waddani oo looga yeeray xarunta dambi baarista
Waxaa xarunta dambi baarista ee magaalada Hargeysa looga yeeray guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaa...
Wasiir Dubbe oo Weerar ku qaaday Cali Yare Cali kuna tilmaamay jaahil aan han lahayn
Talaado: January 4, 2022 Wasiirka Warfaafinta Duube ayaa Weerar afka ah ku qaaday Gudoomiye ku-xigeenka Ammniga iyo siyaasada...
Xaalada Magaalada dhuusamareeb oo caawa dagan kadib dagaal maanta ka dhacay
Talaado: January 4, 2022 Wararka ka imaanaya caawa magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa shegaya in ay...
Koonfur Afrika oo lagu maxkamadeeyey qof lagu eedeeyey inuu gubay baarlamaanka dalkaasi
Talaado: January 4, 2022 Maxkamad ku taalla magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, ayaa waxaa maanta kasoo...
Shacabka magaalada Awdheegle oo wajahaya xaalad Beni’aadanimo iyo gargaar ay waydiisteen maamulka K/Galbeed
Talaado: January 4, 2022 Dadka ku dhaqan degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada hoose ayaa wajahaya xaalad adag oo...
Sicir barar iyo abaaro laga soo sheegayo xeryaha qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya
Talaado: January 4, 2022 Wararka ka imaanaya Xeryaha Qaxootiga ayaa sheegaya in Sicir barar baahsan uu ka jiro...
James Swan oo war ka soo saaray kulankii maanta ay wakiillada beesha caalamka la yeesheen golaha wadatashiga Qaranka
Talaado: January 4, 2022 Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan ayaa war ka soo saaray kulankii maanta...