Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Booliska Kenya oo sheegay in xireen 91 qof oo muwaaddiniin Itoobiyaan ah oo dalka sharci darro ku joogay.

isniin: January 10, 2022 Booliska Kenya ayaa sheegay inuu soo qabqabtay 91 qof oo loo maleynayo iney yihiin...
QOL ContributorJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dadka ku dhintay rabshadaha Suudaan ka socda oo gaaray 63 qof

isniin: January 10, 2022 Booliska dalka Suudaan ayaa sheegay iney 86 qof u xirixireen mudaharaadyadii u dambeeyey ee...
QOL ContributorJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Sweden oo cambaareyn la kulantay kaddib markii la xiray qof nadiifiye ka ahaa gurigeeda

isniin: January 10, 2022  Ra’iisul Wasaaraha Sweden ayaa cambaareyn la kulantay kaddib markii la xiray qof nadiifiye ka...
QOL ContributorJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga oo Mareykanka & Midowga Yurub kala hadlay dib u dhiska Ciidamada

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya  C/qaadir Maxamed Jaamac ayaa kulanka la qaatay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Colleen...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Weerar kale oo ka dhacay lamu & Al-Shabaab oo sheegtay

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuiyadda weerar xalay ka dhacay gobolka xeebta ah ee Lamu, waxayna sheegeen inay weerarkaasi...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia oo qalab Casri ah u dirtay Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda XFS ayaa ka qayb galay Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Garoonka...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Axmed Karaash oo Saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada kala hadlay dardar gelinta Amniga

Madaxwene ku-xigeenka Dowlad Goboleed Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Puntland...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

QM oo Golaha wadatashiga ka dalbatay dhaqan gelinta heshiiska doorashada

Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa sheegtay iaby ku faraxsan tahay in Golaha Wadatashiga Qaran ay shalay gaareen is...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Faaf faahin kasoo baxeysa dagaal kadhacay Magaalada Feerfeer

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Madaafiic ah oo lagu qaaday Degaanka feerfeer oo u dhaw Xadka...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sarkaal lagu dilay Garoowe & dad loo qabtay

Rag aan weli la aqoonsan ayaa waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda dowlad Goboleedka Puntland ku dileen Cabdikaafi Cabdixaafid...
Bashiir BarreJan 10, 2022Jan 10, 2022
Read More
806807808809810