Cabdiraxmaan Faroole oo si weyn u dhaliilay Cumar Cabdirashiid
khamiis:January 13, 2022 Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in ra’iisal...
Hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil oo xidhay shan qof oo Israa’iiliyiin ah oo u basaasayeen Iran.
khamiis:January 13, 2022 Hay’adda sirdoonka gudaha ee Israa’iil ayaa xidhay shan qof oo Israa’iiliyiin ah oo lagu eedeeyay...
RW Rooble” Suurtagal maahan in Somalia colaadiso dalal ay kala dhaxeeyaan dano badan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo maanta guddoomiyay Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa uga...
Maxay ka wada hadleen Madaxweynaha Hir-Shabeelle & Safiirka Itoobiya
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula...
Cabduweli Gaas oo quus ka muujiyay xalka gaarista khilaafka Xukuumadda Puntland & PSF
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya marna soo noqday Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka jadlay mowqifkiisa...
Golaha Wasiirada Jubbaland oo Shir ka yeeshay doorashada Golaha Shacabka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.Kulanka oo...
Xilliga ay dhaceyso doorashada guddoonka guddiga doorashada Heer Federaal oo la shaaciyay
Guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray go’aamo ku saabsan Shuruudaha musharrixiinta Guddoomiyaha...
Maamulka Jubbaland oo Heshiis la galay Shirkad gaar loo leeyahay
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland oo maanta lagaga hadlay...
Somaliland oo ku dhawaaqday in Abaar baahsan kajirto degaanadeeda
Guddida gurmadka abaaraha ee Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inay jirto xaalad abaareed oo baahsani,...
Soomaalida Oo Lagu Weerarayo Dalka Turkiga Oo Ay Ka Jirto Soo Galooti Naceyb
khamiis: January 13, 2022 Wargeyska ANI oo ka soo baxay dalka Hindiya ayaa warbixin dheer ka qoray dhibaatada...