RW Rooble oo hey’adaha samafalka Imaaraadka ka dalbaday inay u gurmadaan .
Arbaco: February 2, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi, kula...
Lafta-gareen oo muqdisho kulan kula qaatay Safiir ku-xigeenka Safaaradda Mareykanka.
Arbaco: February 2, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Muqdisho kulan...
Dowladda Imaaraatka Carabta oo soo dhoweysay raali-gelinta uu ra’iisul wasaare Rooble ka bixiyey lacag Imaaraadka Carabta
Arbaco: February 2, 2022 Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa soo dhoweysay raali-gelinta uu ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble...
Doorashada lix kamid ah kuraasta Golaha Shacabka oo lagu qabtay Garoowe
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa Maanta Magaalada Garoowe waxaa ay ku qabteen doorashada lix...
Puntland oo Ciidamo u dirtay degaan lagu dagaalamay
Ciidamo katirsan kuwa dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa ay Maanta howlgal ku gaareen degaanka Milxo ee Gobolka Sanaag...
Shir looga hadlayay la dagaalanka maandooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kulan gaar ah...
Turkiga oo duqeeyay Kurdiyiinta Ciraaq iyo Suuriya
Wasaaradda Difaaca dalka Turkiga, ayaa Arbacada maanta ah sheegtay in diyaaradaheeda dagaalka ay duqeeyeen goobo ay Kurdiyiintu Ciraaq...
Rag hubeysan oo xirtay waddo kutaalla degaan ka tirsan Galgaduud
Maleeshiyaad hubeysan ayaa Bar-koontorool dhigtay duleedka degaanka Mareergur ee Gobolka Galgaduud, iyaga oo Gaadiidka noocyadiisa kala duwan u...
Madaxweynaha Jubbaland oo Safiirka UK kala hadlay Arrimaha doorashoooyinka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa aqalka martida ee Magaalada Kismaaho ku qaabilay Safiirka Dowladda UK...
Amb, Safiina” Waxaan rajo ka qabnaa in si deg deg ah loo dhameeyo doorashada Golaha Shacabka”
Afhayeenka Guddiga doorashooyinka Heer Federaal Axmed Safiina ayaa sheegay in doorashooyinka Golaha Shacabka ay u socdaan sidii loogu...