General Xuud “waan diidanahay in Cali Guudlaawe uu yimaado B/weyne.
Axad: February 6, 2022 \Hogaamiyaha Gollaha kacdoonka Gobolka Hiiraan Ganaraal Abuukar Xaaji Warsame xuud oo xalay Shir Jaraa’id...
Drones: Diyaaradaha drones-ka ee baddalay qaabkii loo dagaallami jiray
Sabti: February 5, 2022 Bari ayay diyaaradaha uusan duuliyaha saarneyn ee loo yaqaanno UAV ahaan jireen hub ay...
Carruur dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaartay dab qabsaday guri ay ku jireen
Sabti: February 5, 2022 Allaha u naxariistee laba Carruur ah ayaa ku dhintay, halka laba kalena ku dhaawacmeen...
Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay dalka Morocco oo qabsaday baraha bulshada dalkiisa iyo guudahaan caalamka.
Sabti: February 5, 2022 Rayaan oo ah wiilka yar ee godka ku dhacay isla markaana u dhashay dalka...
Dibadbax ka dhan ah xayiraadaha COVID-19 oo ka socda Dalka Canada
Sabti: February 5, 2022 Dibadbaxa looga soo horjeedo xayiraadaha iyo amarrada COVID-19 ee ka socda magaalada Ottawa ee...
Sweden oo qaadeysa xayiraadaha COVID-19
Sabti: February 5, 2022 Ra’iisul Wasaaraha dalka Sweden Magdalena Andersson ayaa sheegtay in dalkeeda uu qaadayo xayiraadihii saarnaa...
Dibadbaxyo looga soo horjeedo Qaramada Midoobey oo Sudan ka dhacay
Sabti: February 5, 2022 Taageerayaasha madaxda militariga ee Sudaan ayaa bannaanbax ka hor dhigay xafiiska Qaramada Midoobay ee...
Xaflad lagu soo dhaweynaayey Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed oo lagu qabtay Baydhabo
Sabti: February 5, 2022 Xafladaan lagu soo dhaweynaayey looguna Hambalyeynaayey Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Nuur Jilley oo dhawaan Ku...
Madaxweyne Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan oo laga helay cudurka Coronavirus.
Sabti: February 5, 2022 Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka ku sheegay in...
Maxkamad reer Yurub oo xukun ku ridday ‘basaasiin’ Sucuudiga u shaqeeya
Sabti: February 5, 2022 Maxkamad ku taala dalka Denmark ayaa saddex xubnood oo ka tirsan kooxda mucaaradka Iran...