Cali Yare Cali oo laga reebay Shirka Amniga ee Saraakiisha lala yeeshay
khamiis: February 17, 2022 Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyey kulankii albaabada uxirnaa ee...
Alshabaabka Xaruntoodu tahay Muqdisho oo Digniin Culus u Diray Shacabka ku nool Mudisho
khamiis: February 17, 2022 Guddoomiyaha Al-shabaab u qaabilsan Gobolka Banaadir Muuse Cabdi Carraale ayaa sheegay iney bilaabeen weeraro...
Ciidamada Haramcad ee la geeyay B/weyne oo dagaal ku dilay Taliyihii saldhigga Degmadaas
khamiis: February 17, 2022 Wararka naga soo gaarayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka Beledweyne uu ka dhacay...
Tirada xildhibaanada saaka la doortay ee Gobolada Dalka
khamiis: February 17, 2022 Cabdilaahi Cabdi Maxamed ayaa saaka loo doortay in xubnimada baarlamaanka 11 gaar ahaan Golaha...
Xaafadda Islii oo ammaankeeda la adkeeyay kadib dhaca Mobilada oo aad u soo batay
khamiis: February 17, 2022 Ciidamada Booliska Dowladda Kenya ayaa adkeeyay ammaanka xaafadda Eastleigh ee magaalada Naiorbi kadib markii...
Guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo iscasilay
khamiis: February 17, 2022 Cabdiqai Saciid Carab, guddoomiyihii xiriirka kubadda cagta Soomaaliya, ayaa shir jaraa’id oo uu maanta...
Wasiirka Qorsheynta Galmudug “Madaxweyne QoorQoor wuxuu igu yiri kursiga #147 nin baan siiyay”
khamiis: February 17, 2022 Wasiirka qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Cilmi ayaa iska casilay xilkaas, islamarkaasna ka tanaasulay musharaxnimadiisii kursiga...
Paislee Shultis: Gabar Mareykan ah oo la la‘aa 3 sano oo laga helay qol qarsoodi ah iyadoo nool.
khamiis: February 17, 2022 Booliiska gobolka New York ee dalka Mareykanka, ayaa sheegay in gabar yar oo la...
Booliiska oo ka hadlay Wariyeyaal lagu jir dilay Muqdisho
. khamiis: February 17, 2022 Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Raalli-gelin ka bixiyay fal jir dil ah oo...
Ciidamada Dowladda oo saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka Muqdisho
khamiis: February 17, 2022 Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa saakay xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Wadooyinka...