Boris Johnson oo markale ka digay weerar ay qorsheynayaan Ruushka
Axad: February 20, 2022 Ra’iisal wasaaraha Britain, Boris Johnson, ayaa sheegay inay hayaan caddeymo muujinaya in Ruushka uu...
Fahad Yaasiin oo la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimada
Sabti: February 19, 2022 Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa shahaadada musharaxnimada guddoon Fahad Yaasiin oo...
Wasiirka Batroolka oo shaaciyay inuu saxiixay heshiis Shidaal iyo Farmaajo oo iska fogeeyey
Sabti: February 19, 2022 Wasiirka Batroolka Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa bartiisa Twitterka ku shaaciyay inay la saxiixdeen Shirkadda...
R/wasaare Rooble oo soo saaray amar ku aadan doorashada kuraasta Banaadiriga
Sabti: February 19, 2022 Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble, ayaa faray guddiga SEIT ee Banaadiriga in ay...
Rooble oo joojiyey heshiis shidaal oo Soomaaliya ay saxiixday, kuna hanjabay
Sabti: February 19, 2022 \ Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray heshiis...
Faahfaahin ka soo baxaysa weerar is miidaamin ah oo ka dhacay Beledweyne
Sabti: February 19, 2022 \Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay, 15 kalana wey ku dhaawacmeen weerar is...
Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay xildhibaanada cusub ee lagu doortay Magaalada Kismaayo.
Sabti: February 19, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay xildhibaanada...
Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay Jubbada hoose
Sabti: February 19, 2022 Ciidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa...
Madaxweyne Deni oo ku wajahan magaalada Boosaaso
Sabti: February 19, 2022 Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta lagu wadaa inuu gaaro magaalada...
Shil gaari oo ka dhacay Magaala Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo
. Sabti: February 19, 2022 Inta la xaqiijiyay ilaa Shan (5) qof ayaa ku dhaawacmay kadib markii...