Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Dowladda Uganda oo Soomaaliya u soo dirtay cutubyo cusub oo ka tirsan ciidankeeda booliska ee FPU

Arbaco: February 23, 2022 Dowladda Uganda ayaa Soomaaliya u soo dirtay cutubyo cusub oo ka tirsan ciidankeeda booliska...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dil aad looga naxay oo Ka dhacay Magaaalada Baraawe

Arbaco: February 23, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Baraawe ee caasimadda rasmiga ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sacuudi Carabiya oo Markii ugu Horaysay laga Xusay aasaaskii Boqortyooada

Arbaco: February 23, 2022 Sacuudi Carabiya ayaa maanta marki ugu horreysay sameysay dabaaldag lagu xusay ninki aas-aasay boqortooyada...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Nin Muslim ah oo Markii Ugu Horaysay Garsoore ka Noqoday Dalka Israa’iil

Arbaco: February 23, 2022 Garsoorayaasha maxkamada sare ee Israa’iil waxaa markii ugu horeesay kamid noqday nin Carab Muslim...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Afhayeenkii Xukuumada Soomaaliya oo asagoo Dhaawac ah Dalka Dib ugu Soo laabtay si U Xildhibaan u Noqdo

Arbaco: February 23, 2022 Afhayeenka xukuumada Soomaaliya Maxamed Ibraahin Nuur Macalimuu ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Isimada Puntland oo aqbalay dalabkii madaxweyne Deni

Arbaco: February 23, 2022 Isimada dhaqanka ee Puntland ayaa aqblay codsi uga yimid madaxweynaha maamulkaasi, Mudane Saciid Cabdullahi...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Hey,adaa Mareykanka oo looga digay weerarro dhanka internetka ah

Arbaco: February 23, 2022 Daqiiqado ka dib markii ay dhamaatay  khudbadii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, uu jeediyay ee...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

R/wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo jeeda Gobalka Gedo

Arbaco: February 23, 2022 R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka ee ka soo...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Mareykanka oo cunaqabeyntey ku soo rogay Ruushka

Arbaco: February 23, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in cunaqabateyntii ugu horeysay lagu soo rogay...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Askar Faransiis ah oo lagu xiray Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Jamhuuriyadda Africada dhexe

Arbaco: February 23, 2022 Safaaradda Faransiiska ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa ku dhawaaqday in la xiray afar askari...
QOL ContributorFeb 23, 2022Feb 23, 2022
Read More
713714715716717