Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay xildhibaanada labada aqal ee gobolada waqooyi.
khamiis: February 24, 2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay Muqdisho kulan kula qaatay Xildhibaannada...
Sweden oo dagaal kula jirta warar ku eedeeyey inay afduubato caruurta Muslimiinta
Arbaco: February 23, 2022 Mas’uuliyiinta Sweden ayaa dib isaga riixaya warar ku saabsan in hay’adaha Adeegga Bulshada dalkaas...
Shiinaha oo ergey usoo magacaabay Geeska Afrika
Arbaco: February 23, 2022 Shiinaha ayaa u magacaabey Shu Bing oo ah diblomaasi sare inuu noqdo ergeygooda gaarka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay hay’adaha Amniga iyo Taliska Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM
Arbaco: February 23, 2022 Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ku qabsoomay shirka Amniga Qaran oo ay ka soo qayb...
Burcadda interneetka oo la wareegay mareegaha dowladda Mozambique
Arbaco: February 23, 2022 Kooxaha burcada interneetka ayaa sheegay in ay dib ula wareegeen gacan ku haynta in...
Weerar Internet oo ku socda Bangiyada iyo wasaaradaha Dalka Ukraine.
Arbaco: February 23, 2022 Warar degdeg ah oo aan ka helayno Ukraine ayaa sheegaya in weerar internet oo...
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Madoobe oo daahfuray mashruuca dhismaha wadooyinka Jubbaland.
Arbaco: February 23, 2022 Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta daahfuray mashruuca dhismaha wadooyin laami ah...
RW Rooble oo la kulmay Macalimuu oo maanta soo gaaray Muqdisho.
Arbaco: February 23, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qaabilay Afhayeenka Xukuumadiisa Maxamed Ibraahim macalimuu oo dib...
Khasaare dhashay dab xoogan oo ka kacay saldhig ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM ay ku leeyihiin Balcad
Arbaco: February 23, 2022 Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay dab xoogan oo...
Itoobiya oo ganacsiga bangiyada u fureysa shirkadaha caalamiga ah
Arbaco: February 23, 2022 Itoobiya ayaa qorshaynaysa in ay ganacsigeeda bangiyadeed u furto tartan shisheeye sida ugu dhakhsaha...