Magaalada Kyiv oo uu gabalku u dhacay iyadoo weerar ku socdo
Sabti: February 26, 2022 Gabalka ayaa u dhacay magaalada Kyiv kaddib markii uu saddex maalmood ka socday dagaal...
Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la doortay 65%
Sabti: February 26, 2022 \Golaha Wadatashiga Qaran oo khamiistii kulan ka yeeshay dardargalinta doorashada golaha shacabka ayaa isku...
Dagaalka Ukraine oo galay maalintii saddexaad
Sabti:February 26, 2022 Dagaalka ka socda Ukraine ee ay wadaan ciidamada Ruushka, ayaa galay maalintii saddexaad, waxaana sidokale...
Guddiga gurmadka abaaraha oo gargaar gaarsiiyay dadka ay abaarta saameysay
Sabti:February 26, 2022 Guddiga gurmadka abaaraha ee uu magacaabay Ra’iisal wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa...
Dagaal xooggan oo ka socdo agagaarka caasimadda Ukraine
Sabti:February 26, 2022 Wararka ka imaanaya dalka Ukraine waxay sheegayaan in agagaarka caasimadda Kiev uu ka socdo dagaal...
Madaxweynaha Ukraine oo diiday dalab uga yimid Washington oo ah in laga saaro Ukraine
Sabti:February 26, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa diiday dalab uga yimid xukuumadda Washington oo ahaa in laga...
Zelensky oo soo bandhigay muuqaal uu ku beeninayo in uu ku baaqay in la is dhiibo
Sabti:February 26, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa soo dhigay bartiisa Twitter-ka muuqaal isaga oo ku wareegaya waddooyinka...
Dib u dhac ku yimid kuraas doorashadooda ka dhici lahayd Beledweyne + Sababta.
Sabti:February 26, 2022 Guddiga doorashada Hirshabelle ayaa shaaciyay Guddiga soo xulaya ergada saddexda kursi oo ka mid...
Ukraine oo sheegtay inay iska caabisay dagaal kaga yimid Ciidanka Ruushka.
Sabti:February 26, 2022 Ciidamada Ukraine ayaa sheegay in ay iska caabiyeen weerar ay ku soo qaadeen ciidamada...
Midowga Afrika oo war Kasoo saaray dagaalka ka socda Ukraine.
Sabti:February 26, 2022 War qoraal ah oo Kasoo baxay Golaha Midowga Afrika ayaa looga hadlay Xiisada dagaal...