Wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka oo sheegtay Moscow iney illaawi doonin taageerada ay Britain u fidisay Ukraine.
Sabti: March 5, 2022 Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Ruushka ayaa lagu sheegay Moscow iney illaawi...
Magaalada Mariupol ee Ukraine xuddunta dagaalka maxaa ka dhigay?
Sabti: March 5, 2022 Ciidamada Ruushka ayaa ku hareereysan magaalada dakadda ee Mariupol oo la qorsheynayey kumannaan shacabka...
Waa kuwee shaqsiyaadka dagaalka hoggaaminaya ee Putin ugu dhow?
Sabti: March 5, 2022 Maadaamaa uu yahay taliyaha guud ee ciidamada qalabka sida, go’aanka ugu dambeeya ee duulaanka...
Somaliland oo furtay xarun lagu qaabilo cabashooyinka dumarka
Sabti: March 5, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Hargeysa maanta ka furay xarun ay cabashadooda ku...
Aqalka Cad “ Beegsiga xarumaha Rayidka Ukraine waa dambi dagaal
War ka soo baxay Aqalka Cad ee looga arrimiyo Washington, ayaa lagu sheegay in beegsiga xarumaha Rayidka ee...
Ruushka oo xabad joojin uga dhawaaqay magaalooyin ku yaalla Ukraine
Sabti: March 5, 2022 Wasaaradda gaashaandhigga ee Ruusha ayaa labo magaalo oo ku yaalla Ukraine uga dhawaaqday xabad...
Mareykanka: “Ukraine ayaa ka adkaan doontaa Ruushka”
Sabti: March 5, 2022 Xoghayaha arrimaha Mareykanka Antony Blinken ayaa BBC u sheegay inuu rumeysan yahay in Ukraine...
Kumanaan reer Ukraine ah oo kasoo laabtay dalalka dibadda si ay dalkooda u difaacaan
Sabti: March 5, 2022 an iyo markii uu Ruushka ku duulay Ukraine , arrinta si weyn loo falanqeynayay...
Erdogan oo Putin kala hadli doona xabbad-joojin ‘bani’aadannimo’
Sabti: March 5, 2022 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadda berri ah telfoon kula hadli doona madaxweynaha...
Askari tirsan ciidanka gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya oo loo xiray kufsi uu u gaystay gabar yar oo ay dhashay xaaskiisa
Sabti: March 5, 2022 Askari ka tirsan ciidanka gaarka ah ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya tirsan ciidanka gaarka...