Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Ruushka oo duqeymo Culus ka fuliyay goobo u dhow Kyiv

Talaado: March 8, 2022 Ugu yaraan 13 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay weerar dhanka cirka ah...
QOL ContributorMar 8, 2022Mar 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Koofur galbeed oo maanta diiwaangelineysa musharixiin u taagan lix kursi oo taala Baydhabo.

Talaado: March 8, 2022 Guddiga maamulka doorashooyinka Koonfur galbeed ayaà maanta billaabay diiwaangelinta musharixiin ku tartamaya kuraas taala...
QOL ContributorMar 8, 2022Mar 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Dowladda Ruushku oo ka digeysa in uu xidhi doono dhuumaha gaaska ee ugu weyn Jarmalka

Talaado: March 8, 2022 dowladda Ruushku ayaa ka digeysa in uu xidhi doono dhuumaha gaaska ee ugu weyn...
QOL ContributorMar 8, 2022Mar 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Senator Xuseen oo ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare Soomaaliya ee oo muddo xileedkeedu dhammaaday ayaa ka hadlay

Talaado: March 8, 2022  Senator Xuseen Seekh Maxamuud oo ka mid ah xubnaha Golaha Aqalka Sare Soomaaliya ee...
QOL ContributorMar 8, 2022Mar 8, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Qorshaha horumarinta dalka oo laga shiray

Isniin: March 7, 2022 Wasaaradda Arimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arimaha Gudaha ee Dowlad Goboleedyada dalka...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti oo sheegay in lacag balaayin franc ah lagu lunsaday heshiis khiyaano

Isniin: March 7, 2022 Xeer-ilaaliyaha guud ee Jabuuti ayaa sheegay in xisaab hubin la sameeyey lagu helay in...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Xarunta Laanta 2aad ee Hay’adda Socdaalka oo laga hirgelinayo Jubbaland

Isniin: March 7, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku Qaabilay...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Taliyaha booliska Dhuusamareeb oo ku tilmaamay AhluSunna kuwa la mid ah Al-shabaab kadib Askartii maanta ay ku dileen dhuusamareeb.

Isniin: March 7, 2022 Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay dilkii ay...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda oo weerar culus ku qaaday Farmaajo

Isniin: March 7, 2022 Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq oo ka hadlay xaalada dalka ayaa...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ruushka oo diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda iyadoo ay Ukraine ku baaqayso in la joojiyo duullaanka.

Isniin: March 7, 2022 Ruushka ayaa diiday inuu ka qeyb galo dhageysiga maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ)...
QOL ContributorMar 7, 2022Mar 7, 2022
Read More
688689690691692