Madaxweyne Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay
Talaado: March 8, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka...
Taliyaha ciidamda xoogga dalka Uganda Sarreeye Gaas Muhoozi oo ku dhawaaqay in uu hawlgab ka noqonayo
Talaado: March 8, 2022 Taliyaha ciidamda xoogga dalka Uganda , Sarreeye Gaas Muhoozi Kainerugaba ayaa ku dhawaaqay in...
Midowga Musharixiinta oo digniin culus soo saaray kadib safarkii laga jooojiyay shariif Xasan.
Talaado: March 8, 2022 Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo soo saaray qoraal ayaa ka hadlay xayiraadii loogu...
Kenya oo Baacsaneyso dadka ku shaqeysto Darawalada mootooyinka
Talaado: March 8, 2022 Booliska ayaa xiray in ka badan 200 oo darawaladda mootada ah, waxayna sidoo...
Madaxweynaha Shiinaha oo ku tilmaamay xaaladda Ukraine mid walaac leh, wuxuuna ku baaqay Xabad joojin.
Talaado: March 8, 2022 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa ku tilmaamay xaaladda Ukraine mid walaac leh, wuxuuna...
Tiradda rasmiga ah oo ilaa hadda ku dhimatay Duulaanka Ruushka ee Ukraine oo la shaaciyay
Talaado: March 8, 2022 Sida laga soo xigtay tirooyinka ugu dambeeyay ee Qaramada Midoobay, ilaa 1,207 oo...
Dalalka ay u Qaxeen qaxootiga Yukreen Dagaalka uga Qaxay Dalkooda.
Talaado: March 8, 2022 Tiro aad u yar oo qaxooti ah ayaa aaday Ruushka iyo Belarus. Halka kuwa...
Mareykanka oo dalka Venezuela kala hadlaya qorshe ka dhan ah Ruushka
Talaado: March 8, 2022 Wafti ka kooban saraakiil sar-sare oo Maraykan ah ayaa Sabtidii booqday dalka Venezuela si...
Musharraxa madaxweyne xisbiga mucaaradka Wadani, Cabdiraxmaan Cirro oo ka hadlay xaaladda guud ee Somiland
Talaado: March 8, 2022 . Musharraxa madaxweyne ee xisbiga mucaaradka Wadani, Mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xaaladda...
Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay oo war cusub ka soo saartay doorashooyinka dalka
Talaado: March 8, 2022 . Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay maalinta...