Saraakiil Al shabaab ah oo lagu soo qabtay degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose .
Arbaco: March 9, 2022 Wararka ka imaanaya deegaanno hoos taga degmada Jamaame ee Gobolka Jubadda Hoose, ayaa sheegaya...
DFS oo Ururka Jaamacada Carabta ka dalbatay wax ka qabashada xaaladda abaaraha.
Arbaco: March 9, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta ka taageeridda...
Axmed Madoobe Nuunow oo lagu doortay Baydhabo.
Arbaco: March 9, 2022 Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, waxaa si toos ah ugu billaabatay doorashada kuraas...
Galmudug oo shaacisay jadwalka doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka
Arbaco: March 9, 2022 Guddiga maamulka doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa shaaciyay qabashada doorashada Seddex Kursi oo deegaan...
Xeeladda cusub ee qaraxyada Al-Shabaab – Sidee u dhacay qaraxii Afrika lagu dilay
Talaado: March 8, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa kordhisay qaraxyada loo adeegsado jaakadda ay xirtaan xubnaha ay ku qanciyaan...
Xaaladada Magaalada B/weyne oo Caawa Dagan iyo Qasaaraha ka dhashay Dagaalkii maanta
Talaado: March 8, 2022 Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay dagaal u dhaxeeyay ciidamada Hirshabeelle iyo askar...
Marwada 1aad ee dalka oo ugu Hambalyaysay Haweenka 8 Maarso
Talaado: March 8, 2022 Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay Munaasabadda...
Xildhibaanad Qaali Cali Shire oo ka hadashay guushii ay ka gaartay kooxda Farmaajo
Talaado: March 8, 2022 Qaali Cali Shire oo dhawaan kamid noqotay Golaha Shacabka, kuna soo baxday tartan adag...
Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo ka qayb geli doona madasha Diblomaasiyadda Antlaya
Talaado: March 8, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Cali Muuse ayaa la filayaa...
Tababar loo qabtay Maamulayaasha Dugsiyada Siyaasadda Waxbarashada
Talaado: March 8, 2022 Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u...