Duqa Muqdisho oo Saddex qodob kala hadlay Safiirka Shiiinaha
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xarunta aqalka dowlada...
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in dib loo bilaabayo Xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed ( Khadar) ayaa si rasmiya u daahfuray munaasibad balaaran oo...
Maamulka Koonfur Galbeed oo soo geba-gabeeyay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa Maanta sooo geba-gabeeyay doorashada 69 Xildhibaan ee...
Guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan oo qeylo-dhaan muujiyay
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa sheegay in xilligaan Gobolka Hiiraan ay kajirto xaalad aad u daran...
Dowladda Somalia oo ka hadashay Qarax lagu dilay maamule iskuul
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa ka hadashay dil Maanta Magaalada Muqdisho loogu geystay Maamulihii Iskuulka dowladda ee degmada Deeyniile...
Shirkadaha bixiya adeegga Korontada ee kala Beco, Blue SKY iyo Muqdisho Power oo sheegay Qiimo kordhin
Talaado: March 15, 2022 Shirkadaha bixiya adeegga Korontada ee kala Beco, Blue SKY iyo Muqdisho Power ayaa maanta...
Soomaaliland “Sheekh Aadan Suni Wuxuu Ubaxsaday dhinaca Alshabaab
Talaado: March 15, 2022 Xukuumadda jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaqday madaxbanaanida ee Somaliland aya shaacisay in sheekha caanka ah...
Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda dilka maamulihii Iskuulka degmada Dayniile
Talaado: March 15, 2022 War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda waxbarashada Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay qaraxii...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya “Ma jiro cid aanu xirnay
Talaado: March 15, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya, Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in aysan waxba...
Guddiga maamulka doorashooyinka ee Hir-shabeelle oo xalay qabtay doorashada tartan adag
Talaado: March 15, 2022 Guddiga maamulka doorashooyinka ee Hir-shabeelle, waxaa ay xalay qabteen doorashada kursi uu tartankiisa uu...