Hadal uu jeediyay Ra’isul Wasaaraha dalka Britain oo carro badan abuuray
Axad: March 20, 2022 Hadal heyn iyo carro badan ayaa ka dhashay hadal uu shalay jeediyay Ra’isul Wasaaraha...
Poland oo Midowga Yurub u dirtay dalab ka dhan ah Ruushka
Axad: March 20, 2022 Ra’iisul wasaaraha Poland Mateus Morawiecki ayaa ugu baaqay Madaxda Midowga Yurub inay gabi ahaanba...
Deni oo si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharax Madaxweyne
Axad: March 20, 2022 Madaxweynaha Maamulka Puntland, Saciid Cabdullaah Deni, ayaa ku dhawaaqey inuu u sharaxan yahay Jagada...
Nin weerar ka fuliyay Masaajid ku yaala dalka Kanada
Axad: March 20, 2022 Dad ku cibaadaysanayay masaajid ku yaala dalka Kanada ayaa xakameeyay nin la sheegay in...
Madaxweynaha Hirshabellee Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday guddomiyaha guddiga doorashada Hirshabelle Axmed Xasan Diini
Axad: March 20, 2022 Madaxweynaha Hirshabellee Cali Guudlaawe ayaa xilka ka qaaday guddomiyaha guddiga doorashada Hirshabelle Axmed Xasan...
Axmed Madoobe oo AMISOM ku eedeeyey inay ku fashilmeen howlgalkooda Somalia
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan la qaatay Safiirada dalalka Midowga Yurub ee Soomaaliya, iyadoo...
Taliye Xijaar oo sheegay inay socdaan howlgallo looga hortagayo weerarada Al-Shabaab
Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo maanta ka qeyb galay Barnaamij ka baxayay Warbaahinta...
Puntland oo Maanta soo geba-gabeeysay doorashada Golaha Shacabka
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Maamulka Puntland ayaa Maanta soo geba-gabeeyay doorashada kuraasta Golaha Shacabka ee...
Taliyaha AFRICOM oo walaac ka muujiyay weerarada Al-Shabaab ee kordhay
Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) Stephen Townsend ayaa sheegay in madaxweynaha 46-aad ee...
Dhimasho & dhaawac ka dhashay weerar ka dhacay DDS
Maleeshiyaad hubeysan ayaa weeraray Dhalinyaro Xoolaleey ah oo ku sugnaa degaanka Qabalaha Ari-Qaruuf ee Gobalka Qoraxay ee dowlad...