Ruushka oo Yurub uga digay cawaaqib ka dhalan doona qorshe ay diyaarinayaan Midowga Yurub.
Talaado: March 22, 2022 Ruushka ayaa sheegay in Yurub ay saamayn gaar ah oo dhanka gaaska ay la...
Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali oo lagu soo taagay eedeymo musuqmaasuq oo geeriyooday isagoo 67 jir ah.
Talaado: March 22, 2022 Ra’iisul wasaarihii hore ee Mali Soumeylou Boubèye Maïga, oo maxkamad lagu soo taagay eedeymo...
Dalka Burundi oo caasimaddeda Bujumbura ka mamnuucday mootada seddedx lugoodka ah.
Talaado: March 22, 2022 Dalka Burundi ayaa caasimaddeda Bujumbura ka mamnuucday mootada seddedx lugoodka ah iyo dhammaan noocyada...
Dal ogolaaday in la dilo xayawaanadda Duur joogta ah
Talaado: March 22, 2022 Dalka Tansaaniya ayaa furaya goobo loogu talagalay ugaarsiga duur-joogta ah si ay dakhli badan...
Colaadda Ukraine oo saameyn ku yeelatay wadamadda Bariga Afrika
Talaado: March 22, 2022 Hay’ada Oxfam ayaa ka digaysa ina ilaa 28 milyan oo qof oo ku nool...
Wariye reer Ukraine ah oo u xirnayd Ruushka oo lasii daayey
Talaado: March 22, 2022 Ciidamada Ruushka, ayaa sii daayey wariye Viktoriya Roshchyna, kadib markii cadaadis ku saareen iney...
Ciidamo Ruusha oo gaaraya 10,000 oo ku dhintey dagaalka Ukraine
Talaado: March 22, 2022 Tirada 10,000 oo askari oo Ruush ah, ayaa lagu diley dagaalka Ukraine, waa qiyaas...
Wasiirka Duulista Hawada oo kormeeray Garoonka Diyaaradaha Galdogob
Talaado: March 22, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax oo ku...
Dagaal dhimasho iyo dhaawac ka dhashay oo ka dhacay G/Bakool
Talaado: March 22, 2022 Waxaa faah-faahino laga helayaa dagaal ka dhacay degmada Waajid ee Gobolka Bakool, kaas oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Qatar.
Talaado: March 22, 2022 Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Dooxa...