Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Taliyaha Ciidanka Booliska Jeneral Xijaar oo shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir

Isniin: March 28, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa shir la qaatay Taliyeyaasha...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaaliya oo kulan la qaarat Ra’iisul wasaaraha Qadar

Isniin: March 28, 2022 Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed oo safar shaqo ku...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Atooraha Will Smith oo masraxa ku dharbaaxay majaajiliiste Chris Rock

Isniin: March 28, 2022 Atooraha caanka ah ee aflaamta Hollywood-ka ayaa dharbaaxo kulul ku dhuftay majaajiliiste Chris Rock...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay qabiilka iyo xogta ninkii isku qarxiyey Xildhibaan Aamina

Isniin: March 28, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay macluumaadka ninkii 23-kii bishaan isku qarxiyey Xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi,...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Booliska Soomaaliya oo Muqdisho ku qabtay burcad hubeysan oo dhac geysanayay

Isniin: March 28, 2022 Magaalada Muqdisho gaar ahaan qeybo ka mid ah degmada degmada Dayniile waxaa xalay howlgal...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Ciidamo gadoodsan oo la wareegay xarunta lagu qabto doorashada kuraasta taala Beledweyne

Isniin: March 28, 2022 Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ay sheegayaan in saaka...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Ukraine oo u muuqda in uu ogolaaday qodob aad u weyn oo Ruushka ka raadinayeen, kaas oo ah in dalkani uu noqdo mid dhexdhexaad ah

Isniin: March 28, 2022 Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa u muuqda in uu ogolaaday qodob aad u weyn...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Faransiiska oo ku baaqay in hadalada xanafta leh aysan waxbo ka taraynin xaaladda dagaalka Ukraine

Isniin: March 28, 2022 Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa ku baaqay in hadalada xanafta leh aysan waxbo ka...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Booliiska Los Angeles oo ka hadlay dharbaaxadii uu geystay Will Smith

Isniin: March 28, 2022 Kadib dharbaaxaddii uu atoore Will Smith ku dhuftay majaajiliiste Chris Rock ayay booliiska sheegeen...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

M/weynaha Puntland iyo Ku-xigeenkiisa oo kulan gaar ah ku yeeshay Garoowe

Isniin: March 28, 2022 Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee Caasimada DG Puntland, ayaa sheegaya in halkaas kula...
QOL ContributorMar 28, 2022Mar 28, 2022
Read More
651652653654655