Skip to content
Qaranimo
Qaranimo
WARARKA MAANTA

Horumarinta arrimaha Isboortiga G/Banaadir oo laga shiray

Khamiis: March 31, 2022 Maamulka isboortiga Gobolka Banaadir ayaa maanta shir u qabtey dhamaan Maamulada Isboortiga Degmooyinka iyo...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Joe Biden oo goor dhawayd amar ku bixiyay in lasoo bixiyo kaydka saliidda ee Mareykanka uu dib u dhigan jiray

Khamiis: March 31, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa amar ku bixiyay in lasoo bixiyo kaydka saliidda ee...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Gabadhaan oo ku tukaameysatay $1m ayaa xabsiga la dhigay

Khamiis: March 31, 2022 Gabar u dhlatay Koonfur Africa oo bangigeeda ay si qalad ah ugu soo dhacday...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Guddiga doorashada Hirshabeelle oo shaaciyay ergada 2dii kursi ee Beladweyne

Guddiga Hirgalinta Doorashada Hirshabelle ayaa waxa uu shaaciyay Guddiga Xulista Ergada (GXE) iyo Jadwalka cusub ee labada kursi...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Sir Jeremy Fleming “ Shiinaha ma ahan inuu isbaheysi la sameysto Ruushka kadib duulaankii uu ku qaaday Ukraine

Khamiis: March 31, 2022 Shiinaha ma ahan inuu isbaheysi la sameysto Ruushka kadib duulaankii uu ku qaaday Ukraine,...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

RW Rooble oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka FEIT

Khamiis: March 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoonka Guddiga...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Tirada askarta RUUSHKA looga dilay dagaalka Ukraine oo shaaca laga qaaday

Khamiis: March 31, 2022 Wasaaradda difaaca Ukraine ayaa xog ay maanta soo bandhigtay ku sheegatay inay khasaare baxad...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Majaajiliiste Chris Rock oo markii ugu horreysay ka hadlay dharbaaxadii lagu dhuftay

Khamiis: March 31, 2022 Chris Rock ayaa markii ugu horreysay meel fagaare ah lagu arkay tan iyo markii...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Kiiska Khaashuqji: Turkey oo qaaday tallaabo ay ku qancineyso Sacuudi Carabiya

Khamiis: March 31, 2022 Dacwad-ooge Turkish ah ayaa maanta weydiistay maxkamadda Istanbul inay baabi’iso kiiska dilka Jamaal Khaashuqji...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
WARARKA MAANTA

Madaxa hay’adda Sirodonka Faransiiskaoo shaqadiisa waayi doona kaddib markii uu ku guul darreystay inuu sii saadaaliyo Dagaalka uu Ruushku ku qaaday Ukraine

Khamiis: March 31, 2022 Madaxa hay’adda Sirodonka Faransiiska, Janaraal Eric Vidaud, ayaa shaqadiisa waayi doona kaddib markii uu...
QOL ContributorMar 31, 2022Mar 31, 2022
Read More
645646647648649